Home / Dhageeyso (page 19)

Dhageeyso

Dhageyso Warka subax ee Raadiyaha Danan 16-1-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 16-1-2019 Subax Arbaco ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray Wariye Cabdullaahi suleemaan maxamed Baliil waxaana akhriyay Samsam maxamed Cali. Halkaan ka dhageyso

Read More »

Dhageyso: Qaar kamid ah shacab ku nool magaalada muqdisho oo Aragti ka dhiibtay Tallaabo ay qaadeen Xildhibaanada Barlamaanka

Qaar kamid ah Dadka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka dhiibtay Aragtidooda go’aankii ay ansixiyeenka Barlamaanka soomaaliya ee ahaa in gudoomiye loo magacaabi karo qof Ajnabi ah Bankiga dhexe ee Soomaaliya, Halkan ka dhageyso Aragtidooda

Read More »

Dhageyso Warka Subax ee Raadiyaha Danan 15-1-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 15-1-2019 Subax Talaado ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariye Faarax ibraahim Yacquub waxaana akhrisay Aniso Ibraahim Cadoow Halkaan ka dhageyso

Read More »

Madaxweynaha dowladda federaalka oo markii uga horeysay ka hadlay Mooshinkii sanadkii hore iyo sheeko xiligaas dhexmartay Isaga iyo Gudoomiyaha Baarlamanka

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mooshinkii laga keenay Dhamaadkii sanadkii hore ee 2018-ka, oo ay ka keeneen xildhibaanada ku dhawaad gaaraya 90 Xildhibaan, Madaxweynaha ayaa sheegay isla markiiba in uu wacay Gudoomiyaha Barlamaanka ...

Read More »

Dhageyso Barnaamijka Shaandheenta wararka ee Raadiyaha Danan 14-1-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 14-1-2019 Subax Isniin ah usoo gudbinaynaa Barnaamijka shaandheenta Wararka ee raadiyaha Danan. Waxaa soo jeedinaysay Aniso Ibraahim Cadoow Waxaana Farsameynaayey Axmed Nuur Badri Halkaan ka dhageyso

Read More »

Dhageyso Warka subax ee Raadiyaha Danan 14-1-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 14-1-2019 Subax Isniin ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariye Cabdifitaax maxamed Cismaan Beeska waxaana akhriyay Sucdi Xaaji Maxamed. Halkaan ka dhageyso

Read More »

Dhageyso Warka duhur ee Raadiyaha Danan 13-1-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 13-1-2019 Duhur Axad ah usoo gudbinaynaa warka Duhur ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariyaasheena kala ah Yusuf Maxamed Axmed Iyo Sucdi Xaaji Maxamed Waxaana Akhriyay Samsam maxamed Cali ...

Read More »

Dhageyso Warka Subax ee Raadiyaha Danan 13-1-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 13-1-2019 Subax Axad ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariye Samsam maxamed Cali waxaana akhriyay Maxamed Axmed Cabdullaahi Tima Jilac. Halkaan ka dhageyso

Read More »

Dhageyso Barnaamijka Shaandheenta Wararka Raadiyaha Danan 12-1-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 12-1-2019 Subax Sabti ah usoo gudbinaynaa Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Soo jeedinaysay Samsam maxamed Cali waxaana Farsameynaayey Cabdicasiis Nuur Garabeey Halkaan ka dhageyso

Read More »

Dhageyso Warka subax ee Raadiyaha Danan 12-1-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 12-1-2019 Subax Sabti usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray Wariye Samsam maxamed Cali waxaana akhriyay Nuune Xuseen Sheekh Halkaan ka dhageyso

Read More »