QEYBTII LIXAAD EE SHEEKADA DILAAGII DA`ADA YARAA.

Sawirka Dilaagii da`ada yara

Gudcur inta uu isbaaro ku dilay ama dhac waxaa ka badan intuu dagaal dhexdii ku dilay, sidaa uu yahay haddana ragga mooryaanta ay isla yihiin waxaa ay ku tilmaamaan mid sii jeed badan oo aan waaban markuu soo jeesto isagoo dhowr mar ku sigtay in lagu dilo dagaalka xarig jiidka ah ee marba dhinac la iskula buuranayey.   Gudcur iyo ragga ay jirriga More...

by editor | Published 389 days ago
Sawirka Dilaagii da`ada yara
By editor On Sunday, April 22nd, 2012
0 Comments

QEYBTII SHANAAD EE SHEEKADA DILAAGII DA`ADA YARAA.

Dhowrka ka dhimatay asxaabtooda cidna kama murugsana oo nin walbaa waa qayilayey, mana mooddid in qof laga dilay, iyadoo ragga ka dhintay ay yihiin kuwii xalay fiidkii ay wada joogeen oo ay wada sheekeysanayeen More...

Sawirka Dilaagii da`ada yara
By editor On Friday, April 20th, 2012
0 Comments

Qeybtii Afaraad ee Sheekada Dilaagi Da`ada Yaraa.

Ninkaas ayaana ii noqday macalinkeygii igu gardaadiyey dilaanimada iyo inaan Jabhadeynta sii jeclaado, manaxaannimadana isaga ayaan ka keenay oo aan ka soo tababar qaatay. Runtii aniga maseyr ayaa igu jiray oo waxaa More...

Sawirka Dilaagii da`ada yara
By editor On Thursday, April 12th, 2012
0 Comments

Qeybtii Labaad Ee Sheekada Dilaagii Da`ada Yaraa.

Kusoo dhawaada  Sheekadan oo ku soo baxday Buuga Dilaagii a`ada Yaraa. hadaba  kala soco Radiodanan.net Maalmaha Nasashada.   Dadkii xaafadda degganaa ayaa iyagu ka qaxay halka la isku heysto, iyagoo aaday More...

Sawirka Dilaagii da`ada yara
By editor On Thursday, April 5th, 2012
0 Comments

Qeybtii Koowaad Ee Sheekada Dilaagii Da`ada Yaraa.

Kusoo dhawaada  Sheekadan oo ku soo baxday Buuga Dilaagii a`ada Yaraa. hadaba  kala soco Radiodanan.net Maalmaha Nasashada.   “Kuma fakarin maalintaa in aan badbaadayo ismana dhihin adduun dambe ayaad More...

By editor On Thursday, March 8th, 2012
0 Comments

Kusoo dhawaada Qeybta 7 Sheekada Xiisahaleh ee Lur Jaceyl iyo Lugooyo Waalid

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Sheekadan waxaa qalinka u qaatay More...

By editor On Thursday, March 8th, 2012
0 Comments

Kusoo dhawaada Sheekada Xiisahaleh ee Lur Jaceyl iyo Lugooyo Waalid

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Sheekadan waxaa qalinka u qaatay More...

By editor On Thursday, March 8th, 2012
0 Comments

Kusoo dhawaada Qeybtii 4 iyo Sheekada Xiisahaleh ee Lur Jaceyl iyo Lugooyo Waalid

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Sheekadan waxaa qalinka u qaatay More...

By editor On Thursday, March 8th, 2012
0 Comments

Kusoo dhawaada Qeybtii 3 iyo Sheekada Xiisahaleh ee Lur Jaceyl iyo Lugooyo Waalid

Sheekada Lur Jacayl & Lugooyo Waalid Qeybta 3 Aad Sheekadan waxaa qalinka u qaatay Qoraa Sare Aadan Macalin Aadamo waxaana idiin jilaaya qaar kamida Shaqaalaha Idaacada Danan. Hadaba lasoco Maalinkasta Marka More...