Home / WARARKA (page 30)

WARARKA

Ciidamada kenya oo dhibaatooyin ka wada Xadka u dhaxeeya Soomaaliya & Kenya

Dawlada kenya ayaa ciidamo badan kentay xadka ay wadaagaan dowlada Soomaliya iyo kenya halkaasi oo ay ciidamada ka wdaan hawlo dhibaato ku ah ganacsatada soomaliya sida ay u sheegen Warbaahinta Danan. Ganacsatada ayaa sheegay in ciidamada kenya ay celinayaan badeecadaha ...

Read More »

Amb. Cawad oo ka qeybgalay kulan ka dhacay Magaalada Minneapolis

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Federaalka Soomaaliya Amb. Ahmed Ciise Cawad oo maalmahan ku sugnaa magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed,qaybaheeda kala duwan & Madaxda ...

Read More »

Waa sidee Saake Xaaladda Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan?

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in laga dareemayo Cabsi xooggan oo ka taagan inta badan xaafadaha ay ka kooban tahay Magaaladaasi. Wararka ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in Ciidamo badan oo taabacsan ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee Raadiyaha Danan 12-6-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 12-6-2019 Subax Arbaco ah idiin soo gudbinaynaa Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee raadiyaha Danan. Barnaamijka SHaandheenta Wararka Saake waxaa soo jeedineysay Muno Cali Maxamed, waxaana Farsameynaayey Cabdicasiis Nuur Garabeey. Halkaan ka ...

Read More »

DEG DEG: Warka Subax ee Raadiyaha Danan 12-6-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 12-6-2019 Subax Arbaco ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariye Cabdifitaax Maxamed Cismaan Beeska waxaana akhriyay Maxamed Deeq barre. Halkaan ka dhageyso

Read More »

Madaxweyne Farmaajo & Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya oo qodobo Muhiim ah ka wada hadlay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan dalalka Geeska Afrika Mudane Alexander George Rondos oo uu weheliyo Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Mudane Nicolás Berlanga Martinez Madaxweynaha ...

Read More »

Maamulka Hirshabeelle oo soo saaray Amar lagu xirayo Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa amar loogu bixiyay in lagu soo xiro Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Dabageed, kaasi xilka qaadis uu ku sameeyay Hogaamiye wMaxamed Cabdi Waare. Halkan ...

Read More »

Akhriso: Waa maxay dambiyada loo heysto Wariye Coldoon?

War Qoraal ah oo ka soo baxay Xeer Ilaalinta Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland gaar ahaan Gobolka Maroodi jeex ayaa lagu shaaciyay dambiyada loo haysto Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo ku xiran in mudo ah magaalada Hargeysa. ...

Read More »

Dagaal uu ku dhintay Taliyihii Gobolka Hiiraan oo ka socda Kalabeer

Wararka ka imaanaya Magalaada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal gaar ahaan deegaanka kalabeer, Dagaalkan ayaa waxaa uu u dhaxeeya Ciidamo taabacsan Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan ee xilka laga tuuray iyo ciidamo ...

Read More »