Home / WARARKA (page 3)

WARARKA

Hogaamiye Deni oo kormeeray Xarun Ciidan

Hogaamiyaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland iyo Xabsiga dhexe ee Magaalada Garoowe. Hogaamiye Deni waxaa kormeerka ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Cawil Shiikh Xaamud, Wasiirka ...

Read More »