Home / WARARKA (page 2357)

WARARKA

Xaaladda Degmada Yaaqshiid oo saaka Deggan ka Gadaal Dagaal Xalay halkaa ka Dhacay.

Degmada yaaqshiid oo ka mid ah Degmooyinka Gobolka banaadir ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dawladda oo gacan ka helaya kuwa amisom iyo Xarakada Shabaab. Dagaalkan ayaa bilowdey ka gadaal markii Fariisimo Ciidamada dawladdu ay ...

Read More »

Taliska Ciidanka Nabad Sugidda Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Maanta soo Ban Dhigay Baabuur walxha Qarxa laga soo Buuxiyay oo ay Gacanta ku soo Dhigeen

Ciidamada Nabad Sugidda Dawladda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabatay gudaha Magaalada Muqdisho ayay waxa ay ku soo ban dhigeen Baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo hawl galo ay sameeyeen ay ku soo qabteen. G/le Khaliif Axmed ...

Read More »

Xildhibaano ka Tirsan Barlamanka Federaalka oo Maanta ka soo Hor Jeestay Go’aanadii ka soo baxay Shirkii Garoowe.

Xildhibaanada ka soo hor jeeda Guddoomiayaha Barlamanka Soomaaliya Shariif xasan oo maanta kulan ku qaatay Xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa falanqeeyay qodobadii ka soo baxay Shirkii Garoowe 2 oo xalay lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Garoowe. Xildhibaanadan ayaa ...

Read More »

Shirkii Garowe2 oo caawa saq dhexe la soo gabogabeeyey iyo madaxda Soomaalida oo wada saxiixay heshiis

Garowe February 18, 2012—–Shirkii Dastuur u sameynta Soomaaliya ee loogu magac daray Garowe2 isla markaana magaalada Garoowe ka soconayay saddexdii maalmood ee ugu dambeysay ayaa caawa saq dhexe la soo gabogabeeyey iyada oo lagu gaaray heshiis buuxa oo ku aadan ...

Read More »

Tafaasiil Dheeraad ah oo ka soo Baxday Qaraxii Goor Dhaweyd ka Dhacay Xarunta CID ee Magaalada Muqdisho

Iyadoo Duhurnimadii maanta Qarax Is Miidaamin ah uu ka dhacay Xarunta CID ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa arrintaa goor dhow saxaafadda uga war bixiyay Af Hayeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. Col. Aadan Kaalmooy Dhaqane af hayeenka Ciidanka Xoogga dalka oo ...

Read More »

Madaxweyne Shiriif oo Goor dhow Gaaray Magaalda Garowe

DANAN RADIO :Waxaa goor dhow magaalada Garoowe gaarey wefdi uu horkacayo Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Wefdiga madaxweyne Shiriif oo ay ku jiraan xubno kale oo ka tirsan dowladda KMG ah ayaa waxaa si ballaran loogu soo dhoweeyey ...

Read More »

Shirkii Garoowe oo Maanta la Filayo in la soo Gaba Gabeeyo Xiilli aan la Dhamayn Ajandhihii Shirka oo la Isku Maan Dhaafay.

Shirkii Wada Tashiga Soomaalida wejigiisa Labaad ee haatan ka soconaya Magaalada Garoowe ee magaala madaxda Maamulka Pont Land ayaa lagu wadaa in maanta la soo gaba gabeeyo. Af hayeenka Maamulka Pont Land Axmed Cumar Libaax Joorax oo saxaafadda la hadlay ...

Read More »
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com