Home / WARARKA (page 2339)

WARARKA

Ardey ka soo Jeeda Maamulka Soomali Land oo Wasaaradda wax barashada ku Eedeeyay in la Musuq Maasuqay Deeqdii wax barasho ee dalka Tukiga..

In ka badan Labaatan Ardey oo ka yimid Degaanada Soomaali Land oo muddo Afar Bilood ah ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho. Ardeydan oo markoodii hore laga keenay Magaalooyinka Soomaali Land ayaa loo sheegey ...

Read More »

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Maanta Wasaaradda War Faafinta ku Booriyay dib u Hawl Galinta Golihii Murtida iyo Madadaalada ee Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Dawladda Federaalka  Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo maanta ka qayb galay Munaasibad ka Dhacday Dugsiga Sare ee Boliiska laguna maamusayay dib u soo Nooleynta Fanka Soomaaliyeed ayaa halkaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay. Madaxweynaha ayaa ugu horeynba ...

Read More »

Af Hayeenka Xarakada Shabaab oo Aqoonyahanada ugu Baaqay in ay ku soo Biiraan Dagaalka ay kula Jiraan Ciidamada dawladda iyo Kuwa AMISOM..

Shiikh Cali maxamuud raage cali Dheere oo kulan la qaatay qaar ka mid ah dalladaha wax barashada ayaa uga waramay Dagaalka ay iminka kula jiraan Dhinacyo uu sheegey in ay ku soo duuleen Diinta Alle iyo Dalka . Af hayeenka ...

Read More »

Shacabka ku Dhaqan magaalada Beled Weeyne oo Dawladda ka Codsaday in Ciidamada Itoobiyaanka laga Saaro Magaalada.

Iyadoo iminka Muddo Bil  ah laga joogo Xilligii Ciidamada itoobiyaanku ay soo galeen gudaha Magaalada beled weeyne ayaa waxa isa soo taraya cabshada ka soo yeereysa Dadka ku dhaqan magaalada Beled Weeyne. Cabdullaahi Cilmi oo ka mid ah Ganacsatada ku ...

Read More »

Ciidamada Maamulka Pont Lan oo Waqooyiga Gaalkacyo ka Fuliyay Hwl Gal ay Ganacsato ku soo Xir-Xireen

Labadii Maalmood ee la soo dhaafay ayaa Ciidamada ammaanka ee Waqooyiga Gaalkacyo ee Mudug waxa ay wadeen hawl ay ku soo qab qabanayaan Ganacsatada ganacsiga ku leh Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee uu ka arrimiyo Maamulka Pont Land. Hawl galkan ayaa ...

Read More »

Saraakiisha Ciidamada Dawladda ee Gobolada Jubbooyinka oo Wacad ku Maray in Muddo Todobaad ah ay Xarakada Shabaab kaga Saarayaan Gobolada Jubbooyinka.

Sarkaal lagu Magacaabo Siyaad Axmed oo ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Dawladda ee iminka ku sugan Tuulada Hoosiinggo ayaa ka waramay Dagaalo shalay halkaa ku dhex maray Ciidankooda iyo Xarakada Shabaab. Sarklaakn ayaa sheegey in dagaalkii shalay Xarakada Shabaab ay kula ...

Read More »

Dhaqtar Caan ka ahaa Magaalada Gaalkacyo oo Xalay Kooxo Hubaysani ku Dileen Koofurta Magaaladaasi.

 Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in habeenkii Xalay Dr., Cabdulqaadir Maxamed Keeynaan lagu Dilay Koofurta Magaalada Gaalakacyo ee Gobolka Mudug. Wararka aynu heleyno ayaa sheegaya in Dhaqtarka markii la dilayay uu ku sugnaa meel ...

Read More »

Xildhibanada Taageersan Madoobe Nuunoow oo Maanta Golaha Shacabka ku Shiraya.

 Xildhibaanada Barlamaanka  Federaalka Soomaaliya ee dhawaanta sheegey in Guddoomiyanimo ay u doorteen Madoobe Nuunoow ayaa maanta kulan ballaaran ku leh xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho Xildhibaan Muuse Ismaaciil Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Maanta u Madlan Xarunta  Golaha ...

Read More »