Home / WARARKA (page 2318)

WARARKA

In ka Badan Seddax Boqol oo Dagaalhayan Shabaab ah oo Gaaray Dalka Yaman

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Wasaaradda arrimaha Gudaha ee Dalka Yaman  ayaa lagu sheegay in dhawaan Xeebaha Dalkaasi ay soo gaareen Dagaalyahano ka tirsan Xarakada Shabaab si ay u gacan siiyaan Kooxda Al Qaacidada Yaman ee Dagaalka kula ...

Read More »

Wiil Dhallinyaro ah oo Habeenkii Xalay ahaa Kooxo Hubaysan ay ku Toogteen Degmada Wardhiigleey ee Magaalada Muqdisho

Kooxo Hubaysan oo aan Haybtooda la garan ayaa habeenkii Xalay Fal Toogasha ah ugu gaystay gudaha degmada War dhiigleey ee magaalada Muqdisho. Wiilkan dhallinyarada ahaa oo sida dadka degaanka ay sheegeen ka mid ahaa dhallinyarada sida  caanka ah looga yaqaano Degmada ...

Read More »

Taliyaha Guutada Koowaad ee Xoogga Dalka oo Wacad ku Maray in ay u Aar Gudi Doonaan Shacabka Soomaaliyeed gaar haana Qarixii Shalay War Dhiigleey ka Dhacay.

Col. Cabdullaahi Cali Caanood oo ah Taliyaha Gaazka Koowaad ee Zciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Shir Jaraa’id  ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qarixii Shalay ka dhacay Garoon Kubadda lagu Ciyaaro oo ku yaala Degmada War Dhiigleey. Taliyaha ayaa qaraxaas ...

Read More »

Saraakiisha Ciidamada Dawladda ee ku Sugan Gobolka Bakool oo ku Hanjabay in Saacadaha soo Socda Gebi ahaanba ay la Wareegayaan Gobolka Bakool

n kastoo badi Degaanada ka tirsan Gobolada Bay iyo Bakool ay soo gaareen Ciidamo is gaashaan buursanaya oo ka socda Dawladda, Ahlu Sunna iyo Itoobiya  ayaa haddana waxaa jira meelo ay weli ku sii baaqi yihiin Ciidamada Xarakada Shabaab. Soo gudbitaankii ...

Read More »

Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna soo dhaweynayo Xayiraadii laga qaaday Shirkada Barakaat Oo ka dhacday Magaalada London.

Munaasabad si heer sare ah looga soo shaqeeyey ayna soo abaabuleen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska ayaa ka dhacday Magaalada London taasoo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowlada Kumeel Gaarka Soomaaliyeed iyo shacbi ...

Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Oslo, Norway

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo uu martiqaad rasmi ah ka helay madaxda Dowladda Norway. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka soo ambabaxay London oo uu uga qeybgalay ...

Read More »

NUSOJ Condemns Increased Violations against the Journalists in Somalia

Press Release: NUSOJ Condemns Increased Violations against the Journalists in Somalia Mogadishu, 26 February 2012 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is disturbed by the increased violations against the journalists in Somaliland and Central Somalia regions. Somaliland authorities arrested ...

Read More »

Maamulka Gobolka Nugaal ee Pont Land oo Sheegay in ay Adkeynayaan Ammaanka Gobolkaasi

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Nugaal ee Pont Land Cabdi Xirsi Cali oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay Xaaladaha ammaan ee Gobolkaas. Guddoomiyaha  ayaa sheegay in ay baarayaan dhamaanba Gaadiidka Xamuulka Sida  ee ka yimaada Gobolada Koofurta Soomaaliya iyo ...

Read More »

Ciidamada Dawladda iyo Kuwa Itoobiyaanka oo Maanta Hawl Dad Lagu soo Qab Qabtay ka Sameeyay Magaalada Baydhabo.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Soomaalida ee ku sugan Magaalada baydhabo in maanta halkaa ay ka fuliyeen hawl galo baaritaana ah. Ciidamadan ayaa baaritaanadooda ay yimaadeen ka gadaal markii ...

Read More »

Maamul Goboleedka Pont Land oo Canbaareeyay Ku Biiritaankii ay Isku Biireen Shabaab iyo Dagaalyahanada Buuraha Gal Gala.

Af hayeenka Xukuumad Goboleedka Pont Land Axmed Cumar Xirsi oo war baahinta la hadlay ayaa ka waramay isku biiritaankii ay isku Biireen Dhaq Dhaqaaqa Shabaab iyo Mallishiyada Shiikh Aatam. Af hayeenka Pont Land ayaa sheegey in isku biiritaankoodaasi haba yaraatee ...

Read More »