Home / WARARKA (page 2291)

WARARKA

Xukuumadda Federaalka oo Sheegtay in ay Sii Wadayso Bur Burinta Goobaha laga Dhistay Ganacsiga Sharci Darada ah ee Suuqa Bakaaraha.

Qaban Qabanda Shir Weynaha Ahlu Sunada Gobolada Dhexe oo Iminka ka Soconaya Magaalada Dhuusa Mareeb   Waxaa Xarunta Gobolka Gal Gaduud ee  Dhuusa Mareeb iminka ka socnaya Furitaanka Shirweynaha ay halkaa ku yeelanayaan Ahlu Sunna Wal Jamaaca ee Gobolada Dhexe.   ...

Read More »

Hal Qof oo Dumar ah ayaa Geeryootey halka Mid Kalena la La’yahay Ka Gadaal Markii u Derbi ku soo Dumay

Haweeney ka tirsaneed Dadka bara kacayasha eek u sugan Degmada Boon Dheere ee Magaalada Muqdisho ayaa Geeryootay halka wiil ay dhashayna la la’yahay meel u Jaan iyo Cirib Dhigay ka gadaal markii u ku soo Dumay Derbi.   Xeradan Barakacayasha ...

Read More »

Qaban Qabanda Shir Weynaha Ahlu Sunada Gobolada Dhexe oo Iminka ka Soconaya Magaalada Dhuusa Mareeb

Waxaa Xarunta Gobolka Gal Gaduud ee  Dhuusa Mareeb iminka ka socnaya Furitaanka Shirweynaha ay halkaa ku yeelanayaan Ahlu Sunna Wal Jamaaca ee Gobolada Dhexe.   Shirweynahan oo ay ka qayb galayaan sida la sheegay Guddoomiyayaasha Degaanada ay ka Taliyaan Ahlu Sunna ...

Read More »

Maamulka Degmada Hodan oo Sheegey in ay Gacanta ku soo Dhigeen Dad Lagu Tuhmayo in ay ka Danbeeyeen Qarixii Xalay ka dhacay Degmada Hodan.

Guddoomiyaha Maamulka Degmada Hodan Cabdi Xasan Dhabaneey oo manta la hadlay qaar ka mid ah war baahinta gudaha ayaa ka war bixiyay hawl galo ay ciidamada ammaanku ka sameeyeen degmadaas.   Guddoomiyaha ayaa sheegey in hawl galkaas Ciidamadu ay ku ...

Read More »

Qarax Khasaare Gaystay oo Maanta ka Dhacay Agagaaraha Masjidka Nasruddiin ee Magaalada Muqdisho.

Barqanimadii Maanta ayaa Qarax Nooca Miinada Rimoodka lagu Xakumo ah waxa  uu ka Dhacay agaagaarka Masjidka Nasruddiin ee Xaafadda Baar Ubax.   Qaraxan ayaa sida la sheegay waxaa lala Eegtay qaar ka tirsan Ciidamada dawladda oo Xilliga uu Qaraxu dhacyay halkaa ...

Read More »

Wafddi uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka banaadir oo Maanta ka Dhoofay Magaalada Muqdisho.

Wafddi uu hor kacayay Guddoomiyaha maamulka Gobolka banaadir ahna Duqa Magaalada Maxamuud Axmed Nuur tarzan oo ay ka mid ahaayeen qaar ka mid ah Guddoomiyayaasha Degmooyinka Gobolka banaadir ayaa Maanta ka dhoofay garoonka Diyaaradaha caalamiga ee magaalada Muqdisho iyagoo ku ...

Read More »

Dowladda Federalka Soomaaliya oo Maanta Dibadda u Duulisey Saxafiyiintii ku Dhaawacmay Qarixii National Tiyaatarka Muqdisho

Wasaaradda War faafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta garoonka Diyaaradaha caalamaiga ee Magaalada Muqdisho ka Duulisey Illaa Afar Weriye oo ka tirsanaa Dhaawicii dhowr iyo Labaatanka bari yaalay Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.   Cabdirisaaq Bahlaawi Agaasimaha Guud ee ...

Read More »