Home / WARARKA (page 2262)

WARARKA

Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda KMG oo Sheegtay in ay dib u Bilaabanayaan Hawlihii Odoyaasha Dhaqanka.

Iyadoo maalmihii la soo dhaafay uu Hakad ku jiray Hawlihii Odoyaashii Dhaqanka ee soo xulayay Odoyaashii ansixin lahaa dastuurka qabya qoraalka Safaro ay Dalka turkiga ugu kicitimeen kaddib ayaa la filayaa in haatan ay dib u bilowdaan Hawlihii Odoyaashaas ay ...

Read More »

Xarakada Shabaab oo Sheegatay Gaadiid Dagaal oo ay Bur Buriyeen.

Wakiilka xarakada Shabaab ee Gobolka Banaadir Shiikh Maxamed xasan Abuu Cabduraxmaan oo la hadlay Idaacdo ku hadla Afka Xarakada Shabaab ayaa ka war bixiyay Dagaalo gaadma ah oo Maalintii Shalay ay ku qaadeen Muqdisho iyo Degaanada Duleedada Magaalada.   Wakiilka ...

Read More »

Madaxweyne Shariif oo Sheegay in Xukuumadda Tanzania ay u Ballan Qaaday Saraakiil Tababarayaal ah.

Madaxwerynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo shalay Gelinkii danbe ku soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Xarunta Madaxtooyada waxaa uga waramay Saxaafadda Safarkii uu ku Tegay Dalka Tanzania.   Madaxweyne Shariif ayaa ugu horeyntii Hanbalyo iyo ...

Read More »

Ciidamada AMISOM oo Maanta Isbitaal ka Furey Xerada Maslax ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika AMISOM  ayaa manta waxaa ay ka fureen Isbitaal Cusub Xarunta Maslax ee Duleedka magaalada Muqdisho,   Isbitaalkan Caafimaad ee AMISOM halkaa ka dhaqan galisey ayaa waxaa ka hadlay Saraakiil sare ee ka Tirsan qaybta caafimaadka ee ...

Read More »

Odoyaashii Dhaqanka ee ka Qayb Galay Shirkii Istanbuul oo Goor Dhow ka soo Degay Garoonka Caalamiga ee Maagaalada Muqdisho

Waxaa goor dhow uun ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Magaalada Muqdisho Odoyaashii Dhqanka Beelaha Soomaaliyeed ee  dhawaan ka qayb galay Shirkii Istanbuul Laba ee Dalka Turkiga ka gadaal markii uu Shirkaasi soo gaba gaboobmay.   Odoyaashan oo Wejigoodii Koowaad ...

Read More »

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Baadi Goob Ugu Jirta Halkii la Dejin lahaa Ganacsatadii Dhawaan laga Jabiyay Suuqa Bakaaraha.

Wasiirka arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqday Suuqyada waa weyn ee Magaalada Muqdisho qaarkood.   Wasiirka Cabdisamad Maxcalin Maxamuud ayaa suuqyada uu booqday waxaa ka mid ahaa Suuqa weyn ee Bakaaraha iyo Suuq Bacaad oo ah labada ...

Read More »

Ciidamada Dawladda ee Magaalada Baydhabo oo Xalay Toogasho ku Dilay Wiil Dhallinyara ah oo ay Sheegeen inuu ka Tirsanaa xarakada Shabaab.

Ciidamada Dawladda ku meel Gaarka Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo ee Gobolka bay ku Sugan ayaa Xalay Tggtay Wiil Dhallinyara ah oo ay sheegeen inuu ka mid ahaa Ragga ugu cad cad ee falalka amni darada ka waday Magaaladaas.   Biikolo ...

Read More »