Home / WARARKA (page 2247)

WARARKA

Ra’iisul wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdigiisii oo Maanta Gaaray Dalka Talyaaniga

 Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaaz iyo wafdigii uu hoggaaminaya oo goor sii horreysey ka duulay Magaalada Nayroobi  ayaa la sheegayaa inuu goor dhow gaaray Magaalada Rooma ee Dalka Talyaaniga. Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Rooma si Diiran ...

Read More »

Guddiga Qiimeynta Waxyeeladii Dabkii Xamar Weeyne oo Maanta la Kulmay Ganacsatadii Dabkaas ku Hanti Beeshay.

 Iyadoo dhawaan Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda ku meel Gaarka Soomaaliya uu magacabay Guddi soo qiimeeya Dabkii dhawaan ka kacay Suuq ku yaala Degmada Xamar Weeyne ayaa manta Guddigaasi markii u horreyay waxa uu la kulmay Ganacsatadii ku hanta Beeshay Dabkaas. Guddigan ...

Read More »

Maamulka Pont Land oo Dilkii Xildhibaankii Xalay Lagu Dilay Baar Gaal ku Eedeeyay Bur Cad Badeed Degaankaas ku Sugan.

 Af hayeenka Maamulka Pont Land Libaax Jorre oo manta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa ka war bixiyay Dilkii Xalay Magaalada Baar Gaal loogu gaystey Xildhibaan ka tirsanaa Maamulka Pont Land. Af hayeenka ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay ...

Read More »

Shir Lagu Taageerayo Maamulka Khaatumo State o Xalay ka Dhacay Magaalada Nayroobi ee Dalka Kiinya.

 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nayroobi ee Dalka Kiinya ayaa shaagaya in Habeenkii xalay shir aad u ballaaran oo lagu Taageerayay Maamulka Khaatumo State Of Somaliya in halkaa uu ka dhacay. Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galay Jaaliyadda Khaatumo ...

Read More »

Xildhibaan ka Tirsan Barlamanka Pont Land oo Xalay lagu Dilay Degmada Baar Gaal.

Xildhibaan Bile Maxamed Yuusuf oo ka tirsanaa Barlamanka Pont Land ayaa habeenkii Xalay ahaa lagu Dilay Degmada Baar Gaal ee Gobolka Bari ee Maamulkaas Pont Land. Dilka Xildhibaanka ayaa ka dhacay Bar Kontorool oo ku taala Degmada Baar Gaal xilli ...

Read More »

Shirkii Madaxda IGAD ee Looga Hadlayay Arrimaha Soomaaliya oo Shalay Magaalada Addis Ababa ku soo Gaba Gaboobay

Madaxda Wadamada ku Jira Urur Goboleedka IGAD ayaa maalinimadii shalay waxaa uu shir uga Furmay Magaalada addis ababa ee dalka Itoobiya. Shirkan ayaa ahaa mid inta badan looga hadlayay arrimaha Dalka Soomaaliya gar ahaana hawlaha Ciidamada midogha afrika ee AMISOM ...

Read More »

Ciidamada dowladda KMG,Ahlu sunah iyo Al-Shabaab ayaa xalay ku dagaalamay degmada Luuq.

Dagaal xoogan oo sababay khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac ayaa habeenkii xalay ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo. Dagaalka ayaa ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay weeraro kusoo qaadeen fariisimo ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Ahlu-sunah waljamaaca ay ...

Read More »