Home / WARARKA (page 2240)

WARARKA

Dab Gaystay Khasaare Hantiyeed oo Xalay ka Kacay Suuq ku yaala Xerada Dhagaxleey

Wararka naga soo garaya Gobolka Waqooyi Bari ee dalka kiinya ayaa sheegaya in xalay fiidkii uu Dab ka kacay Xerada  Qaxootiga Dhagxleey.   Dabkan ayaa la sheegay inuu ka kacay Goob Suuq ah ama Suuqa Soomaalida ee ugu weyn Xeradaas  kaasoo baab’iyay Hantidii ...

Read More »

Maamulka Dawladda ku Meel Gaarka Soomaaliya oo Guulo ka Sheegtay Dagaalo Shalay Gelinkii Danbe ka Dhacay Gobolka Gedo.

Guddooomiyaha maamulka dawladda ku meel gaarka Soomaaliya ee Gobolka gedo maxamed cabdi kaliil ayaa ka hadlay dagaalo shalay gelinkii danbe Ciidamada dawladda iyo kuwa Xarakada Shabaab ku dhex maray Degaanka  Tuulo Barwaaqo oo hoos timaada garbahaareey.   Maxamed cabdi kaliil ayaa ...

Read More »

Xaaladda Degmada Matabaan ee Gobolka hiiraan oo Saaka Deggan

Iyadoo shalay Dagaal gaystay Khasaare isugu jira Dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay Degmada Matabaan ayaa Saaka wararka halkaa naga soo gaaraya waxa ay sheegayaab in xaaladdu ay tahay mid deggan.   Dagaalkan ayaa sida la sheegay shalay waxaa uu ...

Read More »

Tahriibayaal Soomaali iyo Ajaaniib ah oo Laga soo Bad Baadiyay Biyaha u Dhaxeeya Liibiya iyo Talyaaniga Masaaratana Lagu Xiray.

Ciidamada badda ee dalka Liibiya ayaa waxa u suurta gashay in ay gacanta ku soo dhigaan Dooni Sidday Sagaashan Rakaab ah oo Todobaatan ka mid ahi Muwaadiniin Soomaali ay yihiin  kuwaasoo  u sii tahriibayay Dalka talyaaniga.   Doonidan oo sida la sheegay ...

Read More »

Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Ergada uga Digtay in ay Ansixiyaan Dastuurka Qabya Qoraalka.

Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Shiikh Axmed Salaad oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Dastuurka iminka  anisixintiisu ay ka socoto Magaalada Muqdisho.   Shiikh bashiir ayaa ugu horeynba sheegay in dastuurkaasi ay ku jiraan waxyaabo aad ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Ku Xigenka Irlend oo Booqasho Ku yimid Muqdisho Kulana Laqaatay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

Moqdisho, 29, July, 2012…..Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskii ku qaabilay wafti uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibada iyo Ganacsiga ee Dalka Irland.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulankiisa waxaa ku wehliyey Ra’iisul ...

Read More »

Dhaq Dhaqaaq Ciidan oo Laga soo Sheegayo Inta u Dhaxaysa Qalimow iyo Garsaale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Af  hayeenka  Maamulka dawladda ee Gobolka Shabeelaha Dhexe daa’uud xaaji oo maanta war baahinta la hadlay ayaa ka war bixiyay hawl gal ay saaka Ciidamadu ka sameeyeen inta u dhaxaysa Qalimow iyo Garsaale.   Daa’uud Xaaji af  hayeenka  Maamulka dawladda  Gobolka Shabeelaha Dhexe oo maanta ...

Read More »

Tiro Madaafiic ah oo maanta ku Dhacday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo dhinaceeda  waqooyiga ee maamulka Pontland  ayaa sheegaya in Garoonka diyaradaha ee Waqooyiga gaalkacyo in maanta  ay ku soo dhaceen Madaafiic.   Maareeyha Garoonkaas ee maamulka Pontland Siciid Dhega weyne oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Madaafiicdaasi ...

Read More »

Qaraxyo Siyaabo kala Gooni Gooni ah Xalay uga Dhacay Magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho qaybo ka mid ah ayaa habeenkii Xalay ahaa waxaa ka dhacay Qaraxyo kala duwan oo qaarkood Khasaare dhimasho iyo dhaawac ay gaysteen.   Qaraxa hore ayaa Xalay fiidkii  waxaa uu ka dhacay Is Goyska Dabka meesha loo yaqaano halkaasoo ...

Read More »

Wasaaradda Dastuurka Dawladda ku Meel Gaarka oo Sharraxaad ka Bixiyay Kulanka Maanta ee Ergada Ansixinta Dastuurka

Iyadoo weli Magaalada Muqdisho uu ka soconayo Shirkii Ergada Soomaalida ee Ansixinta dastuurka qabya qoraalka ayaan weli waxaan la gaarin ujeedkii laga lahaa Ergadaas.   Wasiirka Wasaaradda dastuurka ee Xukuumadda federaalka Somaaliya cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo saxaafadda la hadlay ayaa ...

Read More »