Home / WARARKA (page 2228)

WARARKA

Ra’iisul Wasaare Gaas oo Maanta Kulan la Qaatay Odoyasha Dhaqanka oo faray in ay Da Dajiyaan Hawlaha soo Xulidda Ansixiyaashii Dastuurka.

Ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya Dr cabdiweli Maxamed Cali gaaz ayaa manta la kulmay odoyaash Dhaqanka ee uu shirku uga soconayo Magaalada Muqdisho.   Ra’iisul wasaaraha ayaa ugu horeynba war bixino ka dhagaystay odoyaasha oo qaarkood Cabashooyin kala duwan ay ...

Read More »

Hoggaamiyaha Xarakada Shabaab oo Sheegay Inaysan Dagaalka Joojineyn inta AMISOM ay ku Sugan Yihiin Gudaha Soomaaliya.

Shiikh Muqtaar Cabdiraxmaan Abuu Zubeyr Hoggaamiyaha Guud ee Xarakada Shabaab oo  Cod Maqal ah soo dhigay Barta Internetka ayaa ka hadlay Dagaalada ka soconaya Soomaaliya.   Abuu Zubeer ayaa sheegey in Dalka Muslimka ah ee Soomaaliyeed ay ku soo Duuleen Cadowga ...

Read More »

Munaasibad Loogu Baroor Diiqayay Dadkii ku Dhintay Qaraxii Seddax Sano ka Hor ka Dhacay Magaalada beled Weeyne ayaa Maanta lagu qabtay Magaaladaas.

Munaasibad si wanaagsan loo soo Agaasimay oo loogu baroor Diiqay dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay Hotel ku yaala magaalada beled Weeyne Seddax sano ka hor ayaa manta lagu qabtay gudaha magaalada beled Weeyne ee Gobolka Hiiraan.   Munaasibaddaas oo ...

Read More »

Qarax Sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac oo Shalay Gabbal Dhicii ka Dhacay Degmada War Dhiigleey.

Qaraxan oo aan la caddeyn nooca uu ahaa ayaa waxaa lala beegsaday Gaari uu lahaa Guddoomiyaha Odoyaasha Dhaqanka beelaha hawiye maxamed xasan Xaad.   Guddoomiyaha oo qaraxaas kaddib War baahinta qaarkeeda  la hadlay ayaa sheegey in xiliga uu Gaarigiisu qaraxa la ...

Read More »

Mudanayaal ka Tirsan Barlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku Gacan Seeyrey Wareegto uu Shalay soo Saaray Madaxweyen Shariif

Iyadoo maalinimadii shalay Wareegto uu soo saaray madaxweynaha dawladda ku meel Gaarka Soomaaliya uu ku Laalay qaar ka mid ah  Qodobada Dastuurka ayaa waxaa arrintaa ka hadlay Xildhibaano ka tirsan Barlamanka ku meel Gaarka Soomaaliya.   Xildhibaan Suleymaan Maxamed oo ka ...

Read More »

Maamulka Gobolka banaadir oo Maanta Kulan la Qaatay Qaar ka mid Mas’uuliyiinta Idaacadaha Muqdisho

Ku Xigeenka Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir dhinaca Dhaqaalaha Iimaan Nuur Iikar ayaa manta Xafiiskiisa Xarunta Gobolka kulan kula qaatay qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Iadaacadaha Fm-yada ah ee ka hawl gala Magaalada Muqdisho.   Guddoomiye ku Xigeenka ayaa ugu horeynba ...

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Maanta Bilowdey Dhagaysiga Dacwado loo Haysto Ciidamo ka Tirsan Dawladda.

Waxaa goor dhow uun Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Degmada Af Gooye ka bilowdey dacwad loo haysto Askar ka tirsan Ciidamada dawladda iyo Xarakada Shabaab.   Ka hor inta aysan dacwadda bilaaban ayaa waxaa ereyo kooban saxaafadda siiyay Guddoomiyaha Maxkamadda ...

Read More »

Maamulka Somali Land oo Shaaca ka Qaaday Mowqifkooda Shirka Dhawaan ka Dhacaya Magaalada Londdon

Wasiirka arrimaha Dibadda ee Maamulka la magic Baxay Soomaali Land Maxamed Cabdullaahi Cumar oo manta Magaalada harggaysa ka dhoofay ayaa ka hadlay Mowqifka Maamulkiisa ee ku aaddan Shirka Dawladda Soomaaliya iyo Soomaali Land Arbacada soo socota uga Furmaya Magaalada Londdon ...

Read More »