Home / WARARKA (page 2205)

WARARKA

Maamulka Gal Mudug State oo ka War Bixiyay Saraakiil Qaramada Midoobay ka socota oo Halkaa soo Gaadhay

Wafddi Ballaaran ee ka socda Hay’adda Qaxootiga Caalamka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano UNHCR ayaa maalinimadii shalay gaaray Koofurta Magaalada Gaalkacyo oo uu ka arrimiyo Maamulka la magac baxay Gal Mudug State.   Wafdigan ayaa Ujeedada kormeerkoodu ...

Read More »

Qarax Is Miidaamin ah oo Barqanimadii Maanta ka Dhacay Gudaha Magaalada Baydhabo.

Barqaniumadii Maanta ayaa Nin Dhallinyara ah oo isku soo Xiray Walxaha qarxa wuxuu isku qarxiyay Fariisin Ciidamada Dawladda iyo kuwa Itoobiyaanku ay ku lahaayeen gudaha Magaalada Baydhaboo ee Xarunta Gobolka Bay.   Warar Is Khilaafsan ayaa ka soo baxaya Qaraxaas ...

Read More »

Roobab Lixaad Leh oo Magaalada Muqdisho ka Da’ay iyo Saameyn ay Reebeen

Roobab lagu Diirsaday ayaa Saacadihi la soo dhaafay ka Da’ay Magaalada Muqdisho kuwaasoo saameyna ku Reebay Xeryaha Dadka soo bara kacay. Roobabkna oo Xalay ka bilowdey Magaalada Muqdisho ayaa Maanta in ku dhow laba Saacadood oo xiriir ah ka da’ayay ...

Read More »

Kulan Ballaaran oo Looga Hadlayay Ammaanka Guud ee Magaalada Muqdishio oo Maanta ka Dhacay Xarunta Xalane

Kulankan Ballaaran ee Maanta ka Dhacay Taliska Ciidamada AMISOM ee Magaalada Muqdisho ayaa ahaa mid looga hadlayay Xaaladda Guud ee Magaalada muqdisho. Kulankan oo ay ka qayb galeen Hay’adaha Ammaanka, Saraakiisha ciidamada Dawladda iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM ayaa guud ahaan ...

Read More »

Qeybtii Sadaxaad Ee Sheekada Dilaagii Da`Ada Yaraa.

Dhammaan Beesha dareen ayaa soo galay oo dadku waxaa ay la anfariireen nimankan qoryaha jeeni qaarsan, laakiin anigu aragtideyda taa waa ka duwaneyd oo waxaan xiisa gaar ah u qabay ragga hubeysan oo aan aad ula dhacsanaa, waxaana markiiba i ...

Read More »

Shirkii Midowga Afrika oo la Filayo in Galabta lagu soo gaba Gabeeyo Magaalada Addis Ababa.

Shirweynihii Midowga Afrika ayaa waxa uu iminka ka soconayaa Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya iyadoo ayna ka qayb galayaan Hoggaamiyaasha Afrika. Dawlada federaalka Soomaaliya ayaa waxaa shirkaa uga qayb galaya Wafddi uu hoggaaminayo Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Shiikh Shariif. ...

Read More »

Wafddi ka Socda Culumaa’uddiinka Ahlu sunada Gobolada Dhexe oo Maanta ka Dhoofay Magaalada Dhuusa Mareeb.

Wafddi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Fulinta ee Culumada Ahlu Suna Wal Jamaaca ayaa maanta ka duulay Magaalada Dhuusa Mareeb iyagoona ku si jeeda Dalka Itoobiya. Shiikh Yuusuf Maxamed Xefoow iyo Xubnaha la socda ayaa la sheegey in ay ...

Read More »