Home / WARARKA (page 2159)

WARARKA

Ciidamada Ilaalada Dekadda Caluula ee Maamulka Pontland oo Sheegay in ay Gacanta ku Dhigeen Dooni Sidday Shixnad Hub ah.

Wararka naga soo gaaraya  magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada ammaanka ee maamulka Pontland ay gacanta ku dhigeen Dooni yer oo hub u sidday Xarakada Shabaab.   Maxamed cali Xaashi oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada ammaanka ee ...

Read More »

Mid ka mid ah Saraakiishii soo Maray Ciidanka Xoogga Dalka oo Isu soo Taagay Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya

Gen. Maxamed Nuur galaal oo ka mid ah Saraakiishi  soo martay Ciidanka Xogga Dalka Soomaaliyeed ayaa nka mid noqday Musharixiinta u taagan qabashada Madaxtinimada Soomaaliya.   Gen Galaal oo ka hadlayay Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ...

Read More »

Maamulka Gobolka Hiiraan oo Shaaca ka qaaday in Bandowgii laga Qaaday Magaalada Beled Weeyne.

Warara naga soo gaaraya Magaalada Beled Weeyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Magaaladaasi laga qaaday Bandowgii Mudada saarnaa.   Af hayeenka maamulka Gobolka Hiiraan Ibraahim Abuukar Dhakad oo manta war baahinta la hadlay ayaa sheegey in Magaalada beled weeyne ...

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda oo Maanta Xukuno kala Duwan Ridday

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Xafiiskeeda Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa manta xukuno kala duwan ku Ridday illaa 31 Dacweysane.   Guddoomiyaha Maxkamadda oo uu Metalayay wakiilkana ka ahaa Guddoomiyaha  Gobolka Bay Cabdifataax Geeseey ayaa saakay u fariisatay dhagaysiga Dacwado loo ...

Read More »

Xukuumadda Maraykanka oo Kiinya u Ballan Qaadday 8 Diyaaradood oo Nooca Drooniska ah

Wasaaradda Gaashaan Dhigga Maryaknak Pantigonka ayaa sheegtay in Siddeed Diyaaradood oo nooca Darooniska loo yaqaano ay ugu deeqi doonto Xukuumadda Kiinya.   Diyaaradahan ayaa wasaaraddu sheegtay  in aysan hubaysneyn balse ay ku rakiban yihiin kaamirooyin sheegaya meelaha u baahan hawl galada ...

Read More »

Xaaladda Fannaanadda Saado Cali oo ka soo Reyneysa haatan.

Iyadoo Shalay gelinkii danbe Fanaanadda saado Cali Warsame uu dhaawac ka soo gaaray Shil Gaari kula Rogmaday Halka loo yaqaano kala Beeyr ayaa haddana wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya Magaalada garoowe waxa ay sheegayaan in Xaaladda Saado ay ...

Read More »

Shirkii Ansixinta Dastuurka oo Mar kale Dib u Dhac ku Yimid Maanta

Iyadoo maanta oo ay Bishu tahay 21ka Julay la filayay in la ansixiyo Dastuurka qabya qoraalka ayaa haddana waxaa u dib u dhacay arrintaa.   Wasiirka Wasaaradda dastuurka dawladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo arrintaa ka hadlay ayaa ku ...

Read More »

Wariye Maxamed Cali Cilmi Oo Galabta Shir Gaari ku Geeriyooday.

Innalillahi Wa Inna Ileyhi Raajicuun,Wariye Maxamed Cali Cilmi oo ka mid ahaa wariyayasha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ayaa Galabta Shir Gaari ku geeriyooday.   Allaha u Raxmadee Wariye Maxamed Cali Cilmi oo la socday Fanaanada Caanka ah ee ...

Read More »

Dhaq Dhaqaaqyo Ciidan oo laga soo Sheegayo Qaybo ka mid ah Gobolka Gedo.

Wararka naga soo gaaraya Gobolka gedo ayaa sheegaya in dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo xoog leh laga dareemayo Degaanka Taako oo si weyn ugu dhow magaalada baar Dheere.   Wararku ayaa waxaa ay intaa ku darayaan in Ciidamada Kiinyaanka, kuwa ahlu ...

Read More »