Home / WARARKA (page 2114)

WARARKA

Muran Xooggan oo u Dhaxeeya Maamulka Kawaan Bari iyo Ganacsatada Xoolaha Qasha

Waxaa mudaba isa soo tarayay Muranka ka dhaxeeya Ganacsatada Xoolaha ku qasha magaalada Muqdisho iyo Maamulka kawaan Bari ee Degmada kaaraan. Murankan ayaa ahaa mid salka ku haya taaba gelinta wareegto uu hore u soo saaray guddoomiyaha maamulka Gobolka banaadir ...

Read More »

Midowga Yurub oo Hawl Galka Amisom ugu Yaboohay Adduun Lacageed oo Gaaraya Boqol iyo Lixdan Milyan oo Doolar

Kulan ay Maalinimadii shalay  isugu yimaadeen Ururka Midowga yurub ayaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaana dib u soo celinta Degganaanshihii Dalkaas. Kulankan ay isugu yimaadeen dawladaha Midowga yurub ayaa laga soo saaray baaq ah in Ciidamada Midowga Afrika ee ...

Read More »

Guuxa Dadweynaha Mudadii Sannadka ee ay Jirtey Dowladda Xasan Shiikh

  Iyadoo  10-ka Bishaan ee September ay ku Beegan tahay Sannadkii Guuradii 1aad ee ka soo Wareegtey Markii  Hogaanka Dalka loo Doortey Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud hadaba nala  Akhriya Guuxa Dadweynaha  1-Waa Dowlad aan Wasiiradeeda aan la arkin oo aan ...

Read More »

Ra’iusl Wasaaraha Soomaaliya oo kulamo Gaar-Gaar ah la Qaatay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Yemen.

Sanca, Sep, 09, 2013…Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” ayaa magaaladda Sanca ee dalka Yemen kula kulmay  Madaxweynaha dalka Yemen Mudane Cabdu Rabbuh Mansur iyo Ra’isul Wasaaraha Yemen Mudane Maxamed Saalim Bassanduwa iyagoo ka wada hadlay iskaashi cusub oo dhexmari ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdigiisii oo manta magaalada Jowhar Lagu soo Dhaweeyay

Boqolaal dad weyne oo isugu jira qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa manta si diiran halkaa ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya iyo wafddi uu hoggaaminayo oo halkaa gaaray. Madaxweynaha Dawladda ...

Read More »

Boqolaal Ciidamada Dawladda ah oo Maanta Tababar Loogu soo Xiray Magaalada Beled Weeyn.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beled weeyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya uu manta halkaa Tababar ugu soo gaba gabeeyay Boqolaal ka tirsan Ciidamada dawladda. Ciidamadan Maanta tababarka loogu soo gaba gabeeyay Xerada Lama Galaay ...

Read More »

Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya oo Booqasho Rasmi ah ku Tagay Magaaladda Sanca ee Dalka Yemen

Sanca, September 9, 2013—-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa  booqasho rasmi ah ku yimid caawa dalka Yemen, waxaana si weyn ugu soo dhoweeyay garoonka magaaladda Sanca Mas’uuliyiin ka socday Dawladda Yemen oo ay kamid yihiin Wasiirka  Caafimaadka Dr. Axmed Qaasim Al-Cansi , ...

Read More »

Xukuumadaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo Maanta Muqdisho Heshiis ku Kala Saxiixday

Wafddi ka socday Xukuumadda Shiinaha oo uu Hoggaaminayay Safiirka Shiinaha Wakiilka uga ah Somaliya Liyoo Yong ayaa manta soo gaaray Magaalada Muqdisho.. Wafdigan ayaa waxaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  kulan Saacado qaatay ku wada yeesheen  Sii Hayaha xafiiska ra’iisul Wasaaraha ...

Read More »

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Magaalada Beled Weeyne Kulamo Kula Qaatay Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Gobolkaas.

Iyadoo shalay gelinkii dambe Magaalada beled Weeyne ee Gobolka Hiiraan uu gaaray wafddi uu hoogaaminayay Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu halkaa kulamo kula qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada reer Hiiraan. Madaxweyne xasan Shiikh maxamuud ayaa kula kulmay ...

Read More »