Home / WARARKA (page 2057)

WARARKA

Ciidamada Dawladda oo Maanta Xabsiga u Taxaabay Ardey iyo Macalin Ka Tirsanaa Jaamicadda Soomaaliya.

Ciidamo ka tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Duhurnimadii Maanta gudaha u galay Jaamicadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.   Ciidamadan ooh awl galo ka samaynayay Nawaaxiga Jaamicaddaas ayaa gudaha u galay Jaamicadda xilli ardeyduna isu diyaarinayeen in fasaladooda ay galaan halkaasoo ...

Read More »

Qarax Miino oo Maanta Kolonyo Ciidamada Itoobiyaanka Lagula Eegtay Gudaha Beled Weeyne

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beled Weeyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in barqanimadii manta  Galbeekda Magaaladaas gaar ahana Nawaaxiga Suuqa Xoolaha Ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay halkaa qarax lagula Eegtay.   Dadka degaanka ayaa sheegaya in qaraxaas inta la ogyahay ...

Read More »

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Maanta Saxaafadda u soo Ban Dhigtay Saldhigyadii ugu Danbeeyay ee Xarakada Shabaab Laga Saaray

Saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya ayaa manta kormeer hawleed ku soo maray farriisimo Xarakada Shabaab hore ugu sugnaan jireen balse ay ciidamada amisom iyo kuwa dawladda oo is garabsanaya dhawaan ay ka saareen.   Kormeerkaas kaddib ...

Read More »

Xildhibaano ka soo Jeeda Beelaha Digil iyo Mirifle oo ka soo Hor Jeestay Maamul Goboleedkii Dhawaanta looga Dhawaaqay magaalada Muqdisho.

Kulan ay manta magaalada Muqdisho ku yeesheen xildhibaanada ka soo jeeda Gobolada Bay iyo Bakool ayay kaga hadleen Maamulkii dhawaan looga dhawaaqay Gobolka banaadir lana magic baxay Banaadir State.   Cali Shiikhaaloow oo kulankaas kaddib saxaafadda war siiyaya ayaa sheegey in ...

Read More »

Ciidamada Ammaanka Dalka Yaman oo Gacanta ku Dhigay 4 Dhallinyaro Soomaali ah oo Looga Shakiyay Shabaab.

Wararka laga helayo Gobolka Lexja ee dalka Yaman ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ee goolkaasi ay xireen afar dhallinyaro Soomaali ah oo looga shakiyay inay xiriir la leeyihiin xarakada shabaab.   Afartan dhalinyarada Soomaalida ah ayaa sida wararku ay sheegayaan ...

Read More »

Xukuumadda Itoobiya oo Beenisey in Ciidamo ay leeyihiin lagu Dilay Dagaalkii Yurkud Kuwo Kalena Looga Qabsaday

Iyadoo dhawaan dagaal xooggani degaanka Yurkud uu ku dhex maray Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dawladda oo is garabsanaya iyo xarakada shabaab ayaa waxaa dhankooda dagaalkaas guulo ka sheegtay ciidamada Itoobiiyanka.   Af hayeenka wasaaradda arimha Dibadda ee dalka Itoobiya Diina ...

Read More »

Xaaladda Xaafadda Arajantiin ee Degmada Kaaraan oo Saaka Deggan

Fiidnimadii Xalay ayaa dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dawladda iyo kuwa amison oo isku dhinac ah iyo xarakada shabaab waxaa uu ka dhacay duleedka degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.   Dagaalkan oo sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah ...

Read More »