Home / WARARKA (page 2011)

WARARKA

Ururka Maskax maalka Mareykanka oo tilmaamay in dhibaatooyin ay la kowsadeen dowladaha Africa Sanadka Cusub

Warbixin laga soo saaray xafiiska Ururka Maskax maalka Mareykanka (Think Tank) ay ku leeyihiin magaalada Nairobi ayaa lagu sheegay in sanadkan cusub ee 2014 dowladaha Africa badankood ay la kowsadeen rabshado iyo caqabado Siyaasadeed oo horyaalla. Dalka Koonfurta Suudaan oo ...

Read More »

Ariel Sharon oo ku geeriyooday Cisbital ku yaalla Israel

Ariel Sharon oo ahaa mid kamida Siyaasiyiinta ugu caansan maamulka Yuhuudda isla markaana ahaa ra’iisal wasaarihii hore ee maamulkaas ayaa galinkii dambe ee maanta ku geeriyooday Cispitalka Sheba Medical Center oo ku yaalla halka lagu magacaabo Tel Hashomer oo kamida ...

Read More »

Soomaalidu Meel ay ku Sugan Tahayba Maxaa Silica Baday???…

        Somaali baan ahay, waxaan ka sii ahay Islaam, taasina mahadeeda waxaa iska leh Ilaaheey Subxaanuhu wa-tacaalaa ee Jinsiyaddeyda Soomaali ka yeelay, kolleybase waan filayaa in ruuxna Jinsiyadda uu yahay marnaba aysan baab’eyn walow aad maqasho mararka ...

Read More »

Soomaalidu Meel ay ku Sugan Tahayba Maxaa Silica Baday?.

  Somaali baan ahay, waxaan ka sii ahay Islaam, taasina mahadeeda waxaa iska leh Ilaaheey Subxaanuhu wa-tacaalaa ee Jinsiyaddeyda Soomaali ka yeelay, kolleybase waan filayaa in ruuxna Jinsiyadda uu yahay marnaba aysan baab’eyn walow aad maqasho mararka qaarkood hebel oo ...

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Soomaaliya oo Cambbaareysey Bayaankii ka soo baxay Xarakada Shabaab

        War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu cambbaareeyay bayaankii dhawaan ka soo yeeray xarakada shabaab ee ku aadanaa in la joojiyo Isticmaalka Mobailka dhinaca Internetka. Sii ...

Read More »

Soomaalidu Meel ay ku Sugan Tahayba Maxaa Silica Baday?.

    Somaali baan ahay, waxaan ka sii ahay Islaam, taasina mahadeeda waxaa iska leh Ilaaheey Subxaanuhu wa-tacaalaa ee Jinsiyaddeyda Soomaali ka yeelay, kolleybase waan filayaa in ruuxna Jinsiyadda uu yahay marnaba aysan baab’eyn walow aad maqasho mararka qaarkood hebel ...

Read More »

Sannad Guuradii 41-aad ee Ururka Dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Gobolka Banaadir oo la Xusey.

      Waxaa Hotelka City Palace ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guurada 41 aad ee Aas-Aaska Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyina Gobolka Banaadir  oo ku began 8-da Janaayo ,waxaana ka qayb galey Masuuliyin ka tirsan Dowladda Federaalka, ...

Read More »

Midowga Afrika oo ka hadlay xilliga Soomaaliya ay ka baxayaan

      Maxamed Saalax Aladiif ergeyga Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay. Ergeyga ayaa shirkiisa jaraa’id kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan ammaanka Soomaaliya wixii loo gaaro sanadka 2016ka. Al ...

Read More »