Home / WARARKA (page 20)

WARARKA

Dhageyso:-Xildhibaan Dalxa oo ka hadlay Talaabada lagu Xalinayo Dowladaha Jabuuti iyo Eritera

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Wareysi uu siyay Idaacadda Danan ee Magaalada Muqdisho,waxa uu ku sheegay in uu soo dhaweynayo uuna bogaadinayo Heshiiska lagu dhex dhexaadinayo Dowladaha Jabuuti ...

Read More »

Dhagayso:- Warka Subax Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 08-09-2018

Muqdisho Danan-FM:-Dhagaystayaasha Radio Danan ee ku sugan daafaha Caalamka waxaan usoo gudbineynaa Warka Subax ee Radio Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Subax Sabti ah Taarikhduna ay ku beegan tahay 08-09-2018 Warka waxaa soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah,Zamzam Maxamed Cali iyo ...

Read More »

Shacabka gobolka Idlib oo baaq u diray beesha caalamka

Dibadbaxyo ayaa ka dhacay gobolka Idlib ee dalka Suuriya , waxaana ay dabadbaxaasha ay beesha caalamka ugu soo faragaliyaan si looga hortago in duulaan lagu qaado goobaha ay mucaaradka haystaan. Ciidamada dowladda Suuriya ayaa imika kaabiga ku haya xudduuda gobolkaasi ...

Read More »

Muqdisho iyo Ankara oo cusbooneysiiyey heshiiska mataaneynta labada Magaalo

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabadirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Dhiggiisa Magaalada Ankara ee dalka Turkiga Mudane Dr. Mustafa Tuna ayaa kala saxiixday heshiis dib loogu cusboonaysiinayo mataaneynta Caasimadaha Soomaaliya iyo Turkiga. Heshiiskan ayaa dhigaya in labada Maamul ...

Read More »

Labo nin oo looga shakiyay sumeyntii Sergei Skripal iyo gabadhiisa Yulia

Labo nin oo u dhashay Ruushka ayaa warbaahinta lagu baahiyay sawiradooda iyo magacyadooda, waxaana looga shakisan yahay inay ka dambeeyaan iskudaygii dil ee lagu sumeeyay basaaskii hore ee Ruushka Sergei Skripal iyo gabadhiisa. Waxaa la sheegayaa inay jiraan “cadeymo ku ...

Read More »

Dhageyso:-Barnaamijka Shaandheeynta Wararka ee Radio Danan Muqdisho 05-09-2018

Muqdisho Danan-FM:-Dhagaystayaasha Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Barnaamijka Shaandheynta Wararka Radio Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Subax Arbaco ah Tariikhduna ay ku began tahay 05-09-2018 Barnaamijka waxaa soo jeedin doona Wariyaheena,ZMuno Cali Maxamed. Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Riix Halkan

Read More »

Dhageyso:-Axmed Madoobe oo Edeeyn Kulul dusha kaga tuuray Dowladda Dhexe

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, ka hadlayay Shirka Golaha Iskaashiga ee Madaxda Maamul Goboleedyada uga soconaya Magaalada Kismaayo,ayaa sheegay in Madaxda Xukuumadda haddey dhib sanayaan Golahan ay yihiin ku dastuuri ah,isla markaana Golahan ay u dhisan yihiin in ay la ...

Read More »

Dhagayso:- Warka Subax Radio Danan ee Magaalada Muqdisho 05-09-2018

Muqdisho Danan-FM:-Dhagaystayaasha Radio Danan ee ku sugan daafaha Caalamka waxaan usoo gudbineynaa Warka Subax ee Radio Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Subax Arbaco ah Taarikhduna ay ku beegan tahay 05-09-2018 Warka waxaa soo jeedin doona Wariyaasheena kala ah,Yuusuf Maxamed Axmed iyo ...

Read More »

Shirka Magaalada Kismaayo oo Maalintii labaad Galay

Waxa Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Jubbaland,Maalintii labaad ka soconayo Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka ka jira,kaas oo ay kaga hadlayaan Arrimo Xasaasi oo ay ka mid tahay Khilaafka sii Xoogeysanaya ee kala dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya ...

Read More »