Home / WARARKA (page 2)

WARARKA

Qarax ka dhacay maqaayad ku taalla Canada

Booliiska dalka Canada ayaa sheegay in laba nin ay soo galeen maqaayad ku taalla gobolka Ontario kadibna ay aalad ku qarxiyeeen. Saraakiisha ayaa sheegay in saddex qof ay si darran ugu dhaawacmeen qaraxa oo habeenkii khamiista ka dhacay maqaayaddaBombay Bhel ...

Read More »