Home / WARARKA (page 1962)

WARARKA

Madaxweynaha DFS oo ka hadlay qorshaha Maalgalinta Jiilka soo socda

Madaxweynaha DFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isaga oo ku sugan magaalada Washington DC, halkaas oo isaga iyo xubno ka mid ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed ay kaga qeyb-galayaan  Shir-Madaxeedka taariikhiga ah ee US-Africa, ku dhawaaqay dhowr hindise oo ujeedadoodu tahay awoodsiinta ...

Read More »

Maamulka Puntland oo faahfaahin ka bixiyay qaraxii Shalay ka dhacay Boosaaso

Qarax xoogan oo noociisu ahaa gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uuna geystay qof naftii halige ah, ayaa shalay lagu weeraray masuuliyiin ka tirsan ciidanka maamulka Puntland. Wasiirka Amniga Qaranka maamulka Puntland,Xasan Cusmaan Aloore, ayaa ka warbixiyay qaraxii Boosaaso ka ...

Read More »

Madaxweyne Xasan oo dilalka iyo qaraxyada Shabaab geystaan qaab cusub uga hadlay

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, ayaa si ka duwan sidii hore uga hadlay dilalka iyo qaraxyada ay soomaleegaan dagaalamayaasha Alshabaab kuwaa oo badi ka dhaca magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Alshabaab ay sii ...

Read More »

Guddoomiyihii gobolka Gedo oo Kismaayo gaaray iyo warar kasoo baxaya safarkiisa

Guddoomiyaha gobolka Gedo, Maxamed Cabdi Kaliil iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Guddoomiyaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubba, Saraakiil iyo Ururada dhalinyarada. Guddoomiyaha iyo ...

Read More »

Masuuliyiin ku geeriyooday qaraxii Boosaaso ka dhacay

Qaraxa oo ahaa mid ismiidaamin ah oo uu  adeegsadayqof naftii halige ah oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa, iyadoo ruuxaasi uu  bartilmaameedsaday taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Col. C/raxmaan Muslim oo xilligaas agagaarka Taliska qeybta Booliska ee Boosaaso  ku sugnaa ...

Read More »

Qarax goordhaw Boosaaso ka dhacay

Qaraxa oo ahaa mid ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey, ayaa goor dhaw ka dhacay magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolkla Bari. Qaraxa ayaa lagu soo waramayaa in lala bartilmaameedsaday taliyaha qaybta booliska gobolka Bari Col. ...

Read More »

Muungaab oo boqday hooyooyinkii ku dhaawacmay qaraxii shalay sheegayna in qaraxyadii shalay iyo xalay Hodan ka dhacay rag loo soo qabqabtay

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ayaa ka dhawaajiyay in shaqsiyaad loo soo qab qabtay, qaraxii xooganaa ee xalay ka dhex dhacay garaash ku yaala degmada Hodan. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa waxa uu xusay in Alshabaab ay qarax ...

Read More »

Raysulwasaare C/weli oo sheegay in maamul u sameynta gobolada dhexe aaney saameyn doonin Puntland

Mar uu ka qeybgalayay Raysulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed kulan uu soo qabanqaabisay Machadka Cilmi Baarista (The Heritage), ayaa kasoo qeybgalayaashi kulan raysulwasaaraha su’aalo weydiiyeen. Raysul wasaare Cabdiweli ayaa la weydiiyey qaabka loo hirgelin karo nidaamka Federaalka iyo ...

Read More »

Golaha Wasiirada oo eedeyn balaaran dusha u huwiyay Amisom

Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya, ayaa waxay markii ugu horeysay eedeymo u jeediyeen Ciidanka Midowga Afrika ee Amisom, ee taageerada siinaaya dowladda Soomaaliya. Golaha Wasiirada, ayaa waxay horey Xoogaga Amisom kaga codsadeen inay furaan wadooyinka ay jarayn Shabaabka, si gargaar loogu ...

Read More »

Nin dil u geystay Askari oo isna Muqdisho lagu dilay

Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya ayaa maanta agagaarka Wasaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen nin la sheegay in uu hubeesnaa uuna dil u geestay askari katirsanaa Ciidanka Dowlada. ninkan ayaa la sheegay in bistoolad uu ku hubeesnaa uuna ...

Read More »