Home / WARARKA (page 1924)

WARARKA

Maamulka Puntland oo Eedeyn u soo Jeediyay Mas’uuliyiinta Soomaaliya

Cabdishakuur Cali Mire oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Maamulka la magac baxay Puntland ayaa eedeyn kulul u soo jeediyay Mas’uuliyiinta ugu sarreysa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.Mas’uulkan ka tirsan Puntland ayaa ku Eedeeyay Mas’uuliyiinta ugu sarreysa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya isagoona ku eedeeyay ...

Read More »

Siyaasadda Xukuumaddu ma Socon Weynaye ma Orodnaa Baa?

Dabacan Socon weeynaye ma Orodnaa Su’aashaas cid kasta ee mufakir ah ama Dareen garashaba leh wey dareemi kartaa in Ruux Socodkiiba gabay sida uu Orod u Hollin karo ama isugu dayi karo inuu Orddo. Socon Weeynaye aan Orodno marka aan ...

Read More »

Guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya iyo Wefddi uu Hoggaaminayo oo Maanta Dalka ka Dhoofay

Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wefddi uu Hoggaaminayo ayaa barqanimadii maanta ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha caalamiga ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha oo intii uusan ka ambabixin Garoonka Diyaaradaha caalamiga ee magaalada Muqdisho Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Safarkiisu uu ku ...

Read More »

Shir Looga Tashanayo Khilaafka Mas’uuliinta Xukuumadda oo Bulashada Rayidku Maanta Muqdisho ku yeelatay

Maanta oo ay Taariikhdu tahay 17 November 2013 waxay Daladda SOSCENSA (Jilayaasha aan Dowliga ahayn ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya) ku qabatay Hotel Ramaada ee Magaalada Muqdisho kulan wada tashi ah oo ay ka soo qaybgeleen odayaasha Dhaqanka, Bulshadda Rayidka, ...

Read More »

Naafada Xoogga Dalka oo ka Cabanaysa Amar Culus oo Lagu soo Rogay

Sarkaal Hore ee Ciidankii naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed Cabdullaahi Siciid oo maanta la hadlay qaybaha kala duwan ee War baahinta Maxalliga ayaa sheegay dhibaatooyin haatan la soo dersay Ciidankaas. Sarkaalkaa hore ayaa sheegay in Isbitaalka Ex. Martiini ay deggan yihiin ...

Read More »

Jabbaan oo 2 Markab Dagaal u soo Dirtay Xeebaha Soomaaliya

Xukuumadda Jabban ayaa Biyaha Soomaaliya waxa ay u soo Dirtay Laba Markab oo ah kuwa dagaalka kuwaas oo qayb ka noqonaya Hawl Galka la Dagaalanka Bur Cad Badeedda ee Atlanta. Labadan Markab oo ka soo Dhaqaaqay Gobolka Hiroshiima ayaa waxaa ...

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo meelmarisay Dib-u-hawlgelinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare  Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa maanta meel mariyey qorshe lagu hawlgelinayo jaamacaddii  Ummadda Soomaaliyeed oo ku burburtay dagaaladii sokeeye ee dalka soo maray. Kaddib soo jeedinta Wasaaradda ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Saacid:”Dufaanta Ku Dhufatay Xeebaha Puntland Waxaan U Aqoon sanahay Masiibo Qaran, Deg Degna Waan Uga Jawabaynaa”

Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Shalay galab isugu yimidi shir aan caadi ahayn kaas oo looga hadlayey Duufaanta ku dhufatay deegaano balaaran oo ku yaala Puntland taas oo dhalisay khasaaro lixaad leh, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul ...

Read More »

President welcomes progress on establishment of local administration in Hiiraan

His Excellency President Hassan Sheikh Mohamud today praised the progress towards building a local administration in the central Somali region of Hiiraan. “We have had a high-level team from the Ministry of Interior working hard in Beledweyne for the past ...

Read More »

HORMUUD TELECOM FOUNDATION IYO JAAMACADA BANAADIR OO DHAKHAATIIR U DIRAY JOWHAR

Munaasabad Gurmad loogu dirayey dadka ay fatahaaduhu saameyeen ee degan Gobolka Shabeelada Dhexe gaar ahaan Magaalada Jowhar laguna Sagootinayey Dhaqaatiir iyo arday wax ka barata Jaamacadda Banaadir qeybteeda caafimaadka kuwaasoo ka qeyb-gali doona hawla gurmad caafimaad loogu sameeynayo dadka degan ...

Read More »