Home / WARARKA (page 1884)

WARARKA

Madaxweyne Shariif oo Maanta soo kormeeray Hay’ado Hoos Yimaada Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

Madaxweynaha Dawladda federaalka Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda gaadiidka Cirka iyo Dhulka ayaa maanta kormeer hawleed ku tegay qaybo hoos yimaada Wasaaraddas. Madaxweynaha iyo saraakiishaas ka socotay Wasaaradda ayaa ugu horeynba waxa ay booqdeen Dekadda calamiga ee magaalada Muqdisho. ...

Read More »

War Deg deg ah. Agaasimihii Idaacada Somaliweyn oo la Dilay.

Allaha u Naxariistee Abuukar Maxamed Kadaf oo ahaa Agaasimihii Idaacada Somaliweyn oo kal hore ay qaateen Alshabaab ayaa caawa  lagu dilay degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho. Agaasimaha oo ay dilkiisa geysteen kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa ku sugnaa xiliga la ...

Read More »

Diyaaradaha Dagaalka Kiinya oo Xalay Saqdii Dhexe Duqeeyay Degaano Hoos Yimaada Magaalada Baar Dheere.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baar Dheere ee Gobolka gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee dalka Kiinya Xalay Saqdii Dhexe ay duqeeyeen degaano ku yaala duleedka Magaalada Baar Dheere. Dadka degaanka ayaa sheegay in ay arkayeen Diyaaradahaas oo tira ...

Read More »

Dilal Siyaabo kala Gooni Gooni ah uga Dhacay Koofurta iyo Maqooyiga Magaalada Gaalkacyo

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkactyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xalay iyo maanta siyaalo kala gooni gooni ah Dilal ay uga dhaceen Koofurta iyo Waqooyiga  Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Mudane ka tirsanaaan jiray Barlamanka Gal Mudug laguna Magacaabi ...

Read More »

Guddiga Isku Dhafka Dastuurka oo Maanta soo Gaaray Magaalada Muqdisho.

Guddiga Isku Dhafka Dastuur u samaynta Dalka ayaa manta soo gaaray Magaaladan Muqdisho kuwaasoo ka soo degay garoonka Diyaaradaha caalamiga ee magaalada Muqdisho. Gudigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Caalamiga ee magaalada Muqdisho uga hor tegay halkaana ku soo dhaweeyay Wasiiru ...

Read More »

In ka Badan Seddax Boqol oo Dagaalhayan Shabaab ah oo Gaaray Dalka Yaman

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Wasaaradda arrimaha Gudaha ee Dalka Yaman  ayaa lagu sheegay in dhawaan Xeebaha Dalkaasi ay soo gaareen Dagaalyahano ka tirsan Xarakada Shabaab si ay u gacan siiyaan Kooxda Al Qaacidada Yaman ee Dagaalka kula ...

Read More »

Wiil Dhallinyaro ah oo Habeenkii Xalay ahaa Kooxo Hubaysan ay ku Toogteen Degmada Wardhiigleey ee Magaalada Muqdisho

Kooxo Hubaysan oo aan Haybtooda la garan ayaa habeenkii Xalay Fal Toogasha ah ugu gaystay gudaha degmada War dhiigleey ee magaalada Muqdisho. Wiilkan dhallinyarada ahaa oo sida dadka degaanka ay sheegeen ka mid ahaa dhallinyarada sida  caanka ah looga yaqaano Degmada ...

Read More »

Taliyaha Guutada Koowaad ee Xoogga Dalka oo Wacad ku Maray in ay u Aar Gudi Doonaan Shacabka Soomaaliyeed gaar haana Qarixii Shalay War Dhiigleey ka Dhacay.

Col. Cabdullaahi Cali Caanood oo ah Taliyaha Gaazka Koowaad ee Zciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Shir Jaraa’id  ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qarixii Shalay ka dhacay Garoon Kubadda lagu Ciyaaro oo ku yaala Degmada War Dhiigleey. Taliyaha ayaa qaraxaas ...

Read More »

Saraakiisha Ciidamada Dawladda ee ku Sugan Gobolka Bakool oo ku Hanjabay in Saacadaha soo Socda Gebi ahaanba ay la Wareegayaan Gobolka Bakool

n kastoo badi Degaanada ka tirsan Gobolada Bay iyo Bakool ay soo gaareen Ciidamo is gaashaan buursanaya oo ka socda Dawladda, Ahlu Sunna iyo Itoobiya  ayaa haddana waxaa jira meelo ay weli ku sii baaqi yihiin Ciidamada Xarakada Shabaab. Soo gudbitaankii ...

Read More »