Home / WARARKA (page 1869)

WARARKA

Reysulwasaare C/Weli SH.Axmed oo u hambalyeeya Shacabka iyo Dowladda reer Jabuuti

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxmed ayaa waxa uu u diray hambalyo ku aadan xuska maalinta 27-ka Juun oo beegan 37 guuradii ka soo wareegtay markii ay Xornimada qaateen Wadanka aan walaalaha nahay ee Djibouti, isagoo u ...

Read More »

Howlgallo Amniga lagu xaqiijinayo oo Muqdisho ka dhacay

Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska oo uu hogaaminayay Jeneraal Maxamed Cumar Madaale ayaa maanta kormeer howleed ku soo sameeyay isgoysyo ku yaalla Muqdisho iyo Xeebta Liido oo ay ka socdeen howlgallo amni xaqiijin ah. Ciidanka booliska ayaa maanta lagu arkayay ...

Read More »

Muuqaadaa, Shaaha Macaaneeya.

Adigaan is yasaayaa ugu qurxon magaaada oo Midabkaada Madow ayaad cuqdad ka qabtaa oo waad is cadeyn laheyd hadaad lacag heysato, oo aad ku iibsan karto dawooyinkaas si joogta ah, lakiin markaasaa wiilasha Magaalada ee ku jecel ee adigoo sidan ...

Read More »

Reysulwasaaraha DFS oo la Kulmay Madax ka tirsan QM

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan gaar ah magaaladda Malabo kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo ka qayb galaya shirka Midowga Afrika iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu uga mahadceliyay kaalinta muuqata ee Qaramada ...

Read More »

Soomaaliya oo Heshiis Muhiim ah Saxiixday

Madaxda dalalka Bariga Africa ayaa magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea ku gaaray heshiis dhigaya in si rasmi ah loo howlgaliyo ciidamada heeganka ee ay yeelanayaan dalalka ku bohoobay Bariga Afrika ee lagusoo gaabiyo (EASF), waxaa Soomaaliya heshiiskaasi u saxiixay ...

Read More »

Alshabab oo Guulo ka Sheegtay Weerarkii ay Maanta ku qaadeen Buulo-Burde

Afhayeenka guud ee Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere), ayaa wuxuu daboolka ka qaaday in ilaa 10 askari ay ku dileen, weerarkii ay maanta ku galeen Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan. Afhayeenka wuxuu sheegay in Xoogaga ...

Read More »

ReysulWasaare C/Weli Sh.Axmed oo u Hambalyeeyay Umadda Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa hambalyo ku aaddan 26-ka June, oo ah Maalintii 1960-kii calanka Soomaaliyeed laga taagay ciiddeena, u diray dhammaan ummadda Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isagoo sheegay inuu dadkiisa la qaybsanayo ...

Read More »

Jawaari oo la kulmay Madaxda Jabuuti

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay booqasho rasmi ah ku joogaan Magaalada Jabuuti ayaa Maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele. Kulankan oo ka dhacay xarunta ...

Read More »

Deg deg dagaal goor dhow ka qarxay deegaanka deefow ee gobolka hiiraan

Dagaalkan ayaa waxaa la gu soo waramayaa in ay soo qaadeen maleeshiyaadkii sanadkii hore Qabsaday deegaanka kabxanley ee gobolka hiiraan iyadoo shacabkii kabarakacay deegaanka Kabxanleyna ay hada ku nool yihiin deegaanka hada dagaalka kabilawday. Wararka naga soo gaaraya halkaas ayaa ...

Read More »

Xarun ciidan oo kutaala gobolka hiiraan oo manta gudha logalay dhimasho iyo dhaawacana ka dhalatay

Wararka ka imaanaya Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al-Shabaab soona xirtay Dareeska Ciidamka Milatariga Soomaaliya ay weerareen Saldhig Ciidamada Jabuuti iyo kuwa Dowlada ku lahaayeen halkaasi. Raga hubeesan ee katirsan Al-Shabaab ayaa ...

Read More »