Home / WARARKA (page 1841)

WARARKA

Maxaa Looga Hadlay Kala Fadhig Baarlamaanka ee Maanta

Mudaneyaasha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo  kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedka Kalluumeysiga , iyagoo dhanka kale soo gabagabeeyey Akhrinta Hindisaha Hanti dhowrka guud ee Qaranka. Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa waxa ay cod u qaadeen Hindise sharciyeedka Kalluumeysiga dalka, ...

Read More »

Xasan Sheikh Oo Waraaqaha Safiirnimo Ka guddoomay danjiraha Sudan ee Soomaaliya (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waraaqihiisa aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowladda Suudaan ay u soo magcaawday Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Danjire Maxamed Yuusuf Cismaan oo kulan wadayeeshay ayaa waxa ay uga ...

Read More »

Cod:Saxafiyiin Codsaday In Wariye Black Loo Qaado Caafimaad Dibada Ah

Cabdi risaaq jaamac cilmi Black Agaasimaha Telefeshinka Somali chanel xafiiskiisa muqdisho oo dhowaan kooxo aan la aqoon ay ku dhaawaceen gudaha magaalaa Muqdisho, iminkana xaaldiis caafimaad ay ka deeriyeen dhaqaatiirta Cusbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdish. kulan maanta ay isu yimaadeen ...

Read More »

Siyaasi Cabdi Xaashi “Garsoorka Dalka Is Qab Qabsi Ayaa in Mudo Ah Ka Taagnaa, Sababtaas Ayaa keentay in Xilka Laga Qaado Wasiirka Garsoorka”

Siyaasi Cabdi xaashi cabdi salaan oo la hadlay Warqabdka Radio danan ayaa waxa uu soo dhaweeyay isku shaandheynta lagu sameeyay Gollaha Wasiirada Xukuumada Somaaliya, Siyaasiga ayaa sheegay in raisul wasaaraha uu ku talaabsaday Talaabo hor mar leh oo uu siyaasigu ...

Read More »

Cod:Madaale”Baabuurku Waxa Uu Ahaa Mid Yaalay Afaafka Hore ee Hoteelka Golden”

Taliyaha Ciidnka booliska Gobolka banaadir Maxamed Cumar Madaale oo Saxaafada Shir jaarid ugu qabtay goobtii maanta uu ka dhacay qaraxa gaariga loo adeegsaday, Taliye Madaale ayaa sheegay in ay gacnta ku hayaan wadihi gaariga maanta ku qarxay wadada Mak Almukara kaa ...

Read More »

Faafaahin dheeraad ah oo laga Helay qaraxii goor dhow ka dhacay Muqdisho

war hada soo gaaray idaacada Danan ayaa waxaa uu sheegayaa in qaraxii ka dhacay wadada shaqaalaha ay ku dhaawacmeen 6 qof oo rayid ah. dhaawacyada ayaa waxaa lasheegayaa in ay fudud yihiin dhaawac yadooda  markii laga reebo midkood oo aad ...

Read More »

War Deg Deg ah qarax goor dhow ka dhacay muqdisho

warar hada ku soo dhacay war qabadka Radio Danan ee magaalada muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in qarax uu goor dhow  ka dhacay goob lagacabo cabitaanada meel aan sidaas uga fogeen. wadada maka al mukarama oo ah halka qaraxa uu ...

Read More »

Cod:Xildhibaan jaamac Maxamed”Arinta Garoonka Waxaa Lagala Xisaabtami Doonaa Wasaarada Ay Quseyso

Xildhibaan jaamac Maxamed ibraahim oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka Somaaliya Wareysi uu siiyay Warqabadka Radio danan ee muqdisho, ayaa ka hadlay Shirkada Favori ee ka howlgasha garoonka diyaaradaha ee muqdisho. Xildhibaanka ayaa sheegay in Sharci daro ay ku shaqeyso Shirkada ...

Read More »

Cod:Maxmed daahir”Maadaama Shirkii Uu Soo Dhowyahay Waxaan Dooneyna in Amniga Aan Xaqiijino”

Wasiirka Amniga Maamulka Ximan iyo Xeeb wareysi uu siiyay Warqabadka idaacada danan ee Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka ay u sugayaan Amaanka Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximaniyo Xeeb. Maxamed daahir ayaa sheegay in bilicda magaalada ay ka ...

Read More »