Home / WARARKA (page 1811)

WARARKA

Amisom: Dagaal beeleedyada waxba kama qabangarno

Taliska Amisom, ayaa ka hadlay dagaal beeleedyada ka taagan goboladda Hiiraan iyo Sh/hoose, iyo doorkada uga aadan xoogaga nabad ilaalinta. Afhayeen ciidamadda midowga Afrika ee Amisom, Cali Aadan Xumud oo saxaafadda kula hadlay gudaha xarunta Xalane ee magaaladda Muqdisho, ayaa ...

Read More »

Gudoomiyaha Sh/hoose oo lagu eedeeyay inuu ku lug leeyahay dhibaatooyinka Sh/hoose ka taagan

C/qaadir Nuur Siidii, Gudoomiyaha gobolka Sh/hoose, ayaa lagu eedeeyay in uu qeyb ka yahay dhibaatooyin ka jira gobolka Sh/hoose ee uu gudoomiyaha ka yahay. Maxamuud Xasan Mahdi, oo kamida siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka Sh/hoose, oo warbaahinta Danan ee Magaaladda Muqdisho ...

Read More »

Guulo laga sheegtay dagaalo ka dhacay Jubooyinka

Dagaal xoogan, ayaa dhawaan ka dhacay degmadda Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose, ee koonfurta dalka. Dagaalka, ayaa dhex maray ciidanka maamulka KMG ee Jubba oo gacan ka helaya kuwa Kenya ee howlgalka Amisom ka qeyb qaadanaya iyo kooxda Alshabaab. C/casiis ...

Read More »

Dhageyso: Maamulka deegaanka Deefow oo ka hadlay dhibaatada gobolkaa ka jirta

Iyadoo weli ay gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka, ka taaganyihiin dagaal beeleedyo dhexmarey, beelo walaalo ah. Dagaaladda ayaa weli saasaantoodu jirtaa, xilli DFS ay u magacawday xaaladda gobolkaa xubno Wasiiro horkacayaa. Guddoomiyaha deegaanka Deefow, Axmed Aadan Xasan, oo caawa la ...

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu eedeeyay inuu lunsaday hanti qaran

Kooxda qaramada midoobe uqaabilsan xayiraada xaga hubka ah ee saaran Somalia iyo Eretria ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Wasiirkii hore ee arimaha dibada Soomaaliya Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan iyo shirkad Mareykan ah iney shirqooleen weecinta hanti ay ...

Read More »

Qarax Ismiidaamin oo ka dhacay Sh/hoose

Wararka ka imaanaya degmadda Qoryooley, ayaa kusoo waramaya in qarax xoogan uu ka dhacay degmadda qoryooley ee gobolka Sh/hoose. Qaraxan ayaa la shaaciyay, inuu ahaa mid ismiidaamin oo loo adeegsaday gaari nooca raaxada ah, lagana cabsi qabo inay ka dambeeyeen ...

Read More »

Dagaalo caawa ka soconaya Muqdisho

Kooxo ku hubeysan, hubka fudfud iyo kuwa culus, ayaa caawa weerar kusoo qaaday fariisimaha ciidamadda dowladdu ku leeyihiin qeybo ka tirsan caasimadda. Dagaalka ayaa waxaa lagu qaaday ciidanka dowladdu ugu magac dartay Nabad Ku Afur, oo fariisimo ku leh agagaaraha ...

Read More »

Xaaladda amni ee Muqdisho oo caawa qasan

Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka, ayaa caawa xaaladeeda amni uu qasanyahay, waxaana ka taagan falal lidi ku ah amniga. Kooxo hubeysan, ayaa caawa degmadda xamarweyne ku togtay nin dhallinyaro ahaa, Iyadoo kooxaha la sheegay inay ku hubeysnaayeen bistoolado. Kadib markii ...

Read More »

Amisom oo dhaleeceyn usoo jeedisay Ciidanka booliska dowladda

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col.Cali Aadan Xumud ayaa maanta Shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Taliska Ciidamada AMISOM ku leeyihiin Magaalada muqdisho ee Xalane , waxa uuna shirkiisa jaraa’id kaga hadlay howlgalada ay Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM ka wadaan Muqdisho. Col. ...

Read More »

Qof ceynkee ah buu ahaa Cabduqaadir Oromo

Allaha u Naxariistee qoraaga caanka ah ee Cabdiqaadir Macallin Oromo, ayaa xalay ku geeriyoodey Isbitaal ku yaala magaaladda London ee xarunta dalka Britain. Qoraaga Cabdul qaadir Oromo, ayaa ahaa qoraa si weyn ay  u jeclaayeen shacabka Soomaaliyeed, Iyadoo aad loo ...

Read More »