Home / WARARKA (page 1784)

WARARKA

UNESCO, CPJ iyo SIMHA oo tababar u soo xiray Suxufiyiin ku sugan Muqdisho(Sawiro)

Waxaa Hotelka Maka Almukarama lagu soo gabagabeeyey  Tababar  Tifaftirayaasha Warbaahinnadda Madaxa bannaan  lagu barayo qaabka badbaadada Suxufiyiinta  iyo khatarta soo wajihi karto amnigooda.   Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federalka, Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, Danjiraha Somalia uga ...

Read More »

Cod:Wafdi dowlada ka tirsan oo gaaray Magaalada garbahaarey (Sawiro)

Xildhibaan Cabdinaasir Maxamed Garjeex oo hoggaaminayay wafdiga gaaray degmada Garbahaareey oo ka hadlayay kulanka roob doonka ah ayaa tilmaamay in ujeedka socdaalkooda ay la xiriirto sidii ay ugu kuur geli lahaayeen xaaladaha beni’aadannimo ee ka jirta gobolka, si ay xaaladda ...

Read More »

Cod:Askar dhac geysatay Oo la Xukumay

xukunkan ay riday maxkamda darajada koowaad ee ciidamda qalabka sida ee dowlada somaliya ayaa lagu fuliyay ciidamo katirsan kuwa dowlda somaliya kadib markii lagu helay fal dambiyeed ah dhac ay kula dhaqaaqeen gawaari shacab ah oo marayay wadada u dhaxeysa ...

Read More »

Wafdigii ugu horreeyay oo ka socda Khaatumo oo gaaray degmada Taleex

Wafti ka socda maamulka Khaatumo ayaa markii u horreysay gaaray degmada Taleex ee gobolka Sool oo maamulkan xarun u ahayd muddo haatan laga joogo saddex bilood, markaasoo ciidamada Somaliland ay ka qabsadeen maanta gaaray. Xubnaha wafdigan oo ka kooban wasiirro, ...

Read More »

Cod: madaxweyne xasan sheikh iyo wafdigiisa oo hada ka soo degay muqdisho

Madaxweynaha jamhuuriyada fedaraalka soomaaliya xasan sheikh maxamuud oo in dhowaalaba ku sugnaa dalka mareykanka oo uu kaga qeb galay shirka guud ee golaha QM ayaa maanta soo gaaray magaalada muqdisho. Madaxweynaha ayaa gudaha garoonka kula hadlay warbaahinta isagoo kaxogwaramay qudbadihii ...

Read More »

Cod:MaamulKa degmada Ato “dhimashadu Waxa ay Mareysaa Sedex qofood”

Inta la ogyhay labo qofood oo ah hooyo iyo labo caruur ay dhashay ayaa ku geeriyooday demada Ato ee gobolka bakool , Ato waxa ay kamid tahay deegaanada gobolka bakool ay abaaruhu ku dhufteen. Waxaa inoo xaqiijiyay maamulka degmada Ato ...

Read More »

Raisul Wasaaraha oo kulan la qaatay Xoogsatada dekada Muqdisho(Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada ayaa  kormeer saacado qaatay ku tegay Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, taas oo baryihii u danbeeyay ay ka jireen cabashooyin ay muujinayeen xoogsatada ka ...

Read More »