Home / WARARKA (page 1750)

WARARKA

Guddi ka mida barlamaanka oo ka hadlay go’aanka lagu soo yareynayo safaaradada Soomaaliya ee dibadda

Kadib markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay yareesay Safaaradaha Caalamka ay ku leedahay Soomaaliya, sababo lagu sheegay dhaqaalo la’aan dowladda haysato iyo xadidaada Baasaboorka diblumaasiga ayaa arintaasi waxaa ka hadlay Guddiga Arimaha Dibada Baarlamaanka Soomaaliya. Guddiga ayaana sheegay in arrintan loo ...

Read More »

Shaqsi dil ka geystay Sh/hoose oo gacanta lagu dhigay

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/hoose ayaa kusoo waramaya in gacanta lagu soo dhigay askari dil ka geystay gudaha gobolaasi. Siidoow Baali, Guddoomiyaha deegaanka Mareereey ee gobolka Sh/hoose oo maanta la hadlay warbaahinta Danan ee magaaladda Muqdisho ayaa inoo xaqiijiyay ...

Read More »

Hubka lagu soo qabtay howlgal laga sameeyay Muqdisho

Laamaha ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah, waxa ay ku dhawaaqeen inay gacanta kusoo dhigeen hub badan oo lagu soo qabtay howgal culus oo ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay saaka ka sameeyeen Xaafada Saybiyaano ee Degmada ...

Read More »

Gargaar dad danyar ah loogu talo galey oo Muqdisho lagu boobay

Ciidamo la sheegay inay ka tirsanyihiin dowladd Soomaaliya, ayaa maanta boob daran u geystay gargaar loo waday dad masaakiin ah. Gargaarkan oo la sheegay in uu ahaa gargaar loogu talo galey qoysas barakacayaal ah, ayaa maanta ciidamadda dowladda Soomaaliya waxey ...

Read More »

Degdeg: Howlgalo ka socda degmooyinka Muqdisho qaarkood

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa saaka waxa ay howlgal xoogan ka wadaan xaafado ka tirsan degmada Hodan ee gobalka Banaadir, halkaasi oo ciidamada ay si adag baaritaanada uga wadaan. Dhalinyaro badan ayaa lagu qab-qabtay howlgalkaasi, kuwaasi oo ...

Read More »

Xeer Ilaaliyihii hore ee qaranka oo Gaashaanka u daruuray xil ka qaadis lagu sameeyay

Shaley ayey aheyd markii Dikreetto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, kuna saxiixnaa Madaxweyne Xasan Sheekh, xilka looga tiriyay Xeer Ilaaliyihii guud ee qaranka, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Muuse laguna bedelay Mudane Axmed Cali Daahir. Dikreetada Madaxweynaha ayaa daba socotay codsi ...

Read More »

Maamulka Isbitaalka Daru-Shifa oo sheegay inay soo wadaan dhaqaatiir caalami ah

Isbitaalka Daaru-Shifa oo ka mida Isbitaalada ugu howsha badan kuwooda ku yaal magaaladda Muqdisho ee xarunta dalka ayaa fariin ay ku farxeen dad badan bulshada Soomaaliyeed u diray. Agaasimaha Isbitaalka Mudane Maxamed Cabaas, oo la hadlay warbaahinta Danan, ayaa ka ...

Read More »

Golaha Wasiiradda oo dib u eegis ku sameeyay Safaaradaha ku yaal dalka dibadiisa

Kulan degdeg ah oo waqti badan soconayay ayaa ka dhacay xarunta kulamadda ee Wasiirada Xukuumada Soomaaliya. Wasiirada ayaa ka falanqeeyay xaalada safaaradaha dalka ee ku yaal wadamada dibadda, Iyagoo gorfeyn iyo dib u eegis badan kadib go’aan kasoo saaray. Wasiirka ...

Read More »

Sawiro: Tartankii Hormuud iyo Horyaalka Aqoonta oo maanta kusoo gebagaboobmay Xarunta Warbaahinta Danan

Tartankii Hormuud iyo Horyaalka Aqoonta oo muddo bil ah ka soconayay xarunta warbaahinta Danan ee Magaaladda Muqdisho, ayaa maanta lasoo gebagabeeyay. Tartankaan oo ay taabagelisay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, ayaa muddo bil ah ka soconayay Studioha Koowaad ee warbaahinta Danan, Iyadoo ...

Read More »