Home / WARARKA (page 1716)

WARARKA

Golaha Dhaqanka Qawmiyadda Jareer Weeyne oo baaq u dirtay Ra’isul wasaraha Somaliya.

            Golaha dhaqanka Qawmiyadda  Beelaha Jareer Weeyne waxay kugu salaamayaan  Salaan la isku salaamo midda ugu qiimaha badan ee Asalaamu Calaykum Waraxmatu laahi Wabarakaatu. Md Ra’iisul wasaare waxaanu kuugu hambalyeyneynaa  kuguna taageereynaa  safaradaadii aad ku ...

Read More »

Degmo ka tirsan Galgaduud oo biyo la’aan ka jirto iyo dowladda oo baaq loo direy

Sida ay tibaaxayaan aqbaaraadka warqabadka raadiyaha danan kasoo gaaraya degmadda balanbal ee gobolka Galgaduud xaalad biyo la’aan oo baahsan ayaa ka jirta degmadaa oo ay dhib weyni kasoo gaartey dadka iyo duunyada ku dhaqan intaba. Nabadoon Aaden Cigaal oo maanta ...

Read More »

Safiirka Imaaraadka Soomaaliya u fadhin doono oo warqadihiisa aqoonsiga wareejiyey

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa warqadihii aqoonsiga kala wareegey safiirka cusub ee Imaaraadka carabta ee Soomaaliya Mohamed Al-Othman. Safiirka oo saxaafadda la hadlayey ayaa sheegey in uu aad ugu faraxsanyahay in maanta madaxweynuhu uu ka gudoomey warqadihii ...

Read More »

Shil gaari oo qasaaro geystey ayaa maanta ka dhacey gobolka Sh/hoose

Wararka warbaahinta Danan kasoo gaaraya deegaanka Shalanbood ee gobolka Sh/hoose ayaa kusoo waramaya in shil gaari oo ka dhacey deegaanka uu sababey qasaaro. Sida ey kusoo warameyso wakiil wareedka gobolka Sh/hoose ee warbaahinta Danan Raxma Adan Ibrahim shil baabuur ayaa ...

Read More »

Mid ka mida ehelada rag loo xirey tuhunka Odoyaashii lagu laayey Buurhakaba oo dowladda Codsi u jeedisey

Raxma Sh.Ali oo ah gabar la dhalatey Muqtaar Sh.Ali darawalkii wadey odoyaashi dhawaan lagu laayey buurhakaba oo maanta wareysi siineysay warqabadka raadiyaha Danan ee magaaladda Muqdisho ayaa ka hadashey xaalada walaalkeed iyo welwelka ay dareemayaan. Muqtaar ayaa ahaa shaqsiga geliya ...

Read More »

Madaxweyne Xasan oo laga codsadey in wasiiradda uu horkeeyo barlamaanka

Maxamed Bashiir Dhagat, Aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku dhaqan magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa manta wareysi  gaar ah oo uu siiyey warbaahinta Danan ee Magaaladda Muqdisho kaga Hadley arrimo dhowr ah. Aqoonyahanka ayaa Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Prof.Xasan ...

Read More »

Wax ka ogow Taariikhda Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi”

Maxamed Ibraahim Warsame(Hadraawi)waa hal-abuur maanseed, oo dabuuubta maansadiisa kala soo dhex baxay dhudhubo shareeran iyo dhadhaaabo shuban dhexdood. Maansadiisuna waa dawan, baaq, hodan, xigmad, murti iyo qaylo dhaan xilliga argagixi jiro. Hadraawi wuxuu maansada ku kala furaa aqoontiisa cilmiyeed iyo ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare C.weli iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo dhoweyn ballaaran loogu sameeyey Kismaayo

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa shalay galab gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, waxaana garoonka ku soo dhoweeyey dadweyne aad u badan, hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ...

Read More »

Reysulwasaare C/weli oo gaarey madaxtooyada Kismaayo

Wasiirka koowaad ee xukuumadda Soomaaliya C/Weli Sh.Axmed Maxamed oo galabta gaarey magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda hoose ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey garoonka duyuuradaha magaaladda Kismaayo. Wafdiga reysulwasaaraha ayaa waxaa loo gudbiyey xarunta madaxtooyada maamulka Jubba waxaana gelbiyey ...

Read More »

Degdeg: Reysulwazaaraha oo goordhow gaarey Kismaayo

Wararka inaga soo gaadhaya magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa kusoo waramaya in reysulwazaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Sh.Axmed uu gaarey garoonka diyaaradaha ee magaaladda Kismaayo. Reysulwazaaraha garoonka waxaa ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland, Aqoonyahano, Cuqaal, ...

Read More »