Home / WARARKA (page 10)

WARARKA

Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabay Degmada Wabaari

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,Ahna Duqa Muqdisho C/Raxmaan Cumar Cismaan (Eng Yariisow) ayaa Xilkii looga qaaday Guddoomiyihii Degmada Waabari,isla markaana Guddoomiye Cusub loogu Magacaabay Degmadaasi. Xilka Guddoomiyaha Degmada Waabari ayaa waxa horay u hayay Rowdo C/Laahi,iyadoona hadda ...

Read More »