Home / Author Archives: DBN (page 5)

Author Archives: DBN

Buuqii Dheera Ee Golaha Shacabka Oo Xal Laga Gaaray.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa kulan ku yeeshay Muqdisho, waxaana xal laga gaaray buuqii ka dhashay in Warbaahinta laga mamnuuco kulamada Golaha Shacbaka,iyada oo la isku raacay in la ilaaliyo nidaamka u yaalla Golaha Shacabka. Qodobo ...

Read More »

12-KA APRIL MAALIN KU WAYN QULUUBTA SHACABKA SOOMAALIYEED ( AKHRISO FAALLO XIISO BADAN )

12ka  April ee Sanad walba waxaa Geyiga Soomaaliyeed laga Xusaa Maalinta Aasaaska  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyadoo Sanadkana ay noqonayso Sanad Guuradii Sagaal iyo Kontonaad ee ku began Maalinimada Jimcaha ee soo aaddan 12ka April. Markaan Taariikhda Dhismaha Ciidanka dib ...

Read More »

HORDHACA: Man United Vs Barcelona- Wax Walbo Ku Saabsan Kulankan.

Kulanka ugu weyn wareegga siddeed dhamaadka Champions League ayaa soo baxay markii ay si isku xigta dhalooyinka nasiibka uga soo baxeen Manchester United iyo Barcelona. United ayaa caawa garoonkeeda Old Trafford kusoo dhoweynaysa Barcelona oo lugta hore ay albaabada iskugu ...

Read More »

HORDHACA: Ajax Vs Juventus- Wax walbo Ku Saabsan Kulankan.

Juventus ayaa marti u ah kooxda Ajax ee dalka Netherlands ka dhisan waana kulan xusuus gaar ah u yeelanaya kooxaha Ajax iyo Juventus iyada oo loo arko ku celiska finalkii tartanka kooxaha Yurub ee Amsterdam ka dhacay sanadkii 1996 kii. ...

Read More »

Liverpool Oo Guul Muhiim Ah Anfield Kaga Gaartay Kooxda FC Porto.

Liverpool ayaa guul muhiim ah garoonkeeda Anfield kaga gaadhay kooxda FC Porto oo marti ugu ahayd kulanka lugta kowaad ee siddeed dhamaadka UEFA Champions League. Liverpool ayaa talaabo muhiim ah sare ugu sii dhaqaaqday afar dhamaadka Champions league. Naby Keita ...

Read More »

Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Shir Looga Hadlayo Horumarinta Tiknolojiyada Oo Ka Dhacay Swizerland

Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliyeed Mudane Cabdi Sheekh Axmed ayaa waxa uu  ka qeyb-galay furitaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee horumarinta Tiknolojiyada. Shirkan ayaa soconaya 8 ilaa iyo 12-ka bishan April, waxaana diiradda lagu saarayaa,aragtiyo iyo talooyin muhiim ah ee ku ...

Read More »

DEG DEG: Qarax Weyn Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax gaari ayaa waxa uu Goordhow  ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama gaar ahaan Isgoyska Shaqaalaha,waxaana ka soo baxaya warar kala duwan.  qarax jugtiisa ayaa waxaa ...

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Iskugu Yeeray Madaxda Warbaahinta

Waxaa lagu wada in Kulan uu dhex maro Maanta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Agaasimeyaasha iyo Madaxda Warbaahinta. Kulankan waxa uu daba socda xilli dhawaan buuq ay sabab u ahaayeen Wariyeyaasha ...

Read More »

Ra`iisal Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Madaxda Bankiga Adduunka.

Ra`iisal wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu kulamo xasaasi ah kula qaatay magaalada Washington ee dalka Mareykanka madaxda Bankiga Adduunka. Wasiirka koowaad ee dalka ayaa waxa uu la kulmay guddoomiye ku xigeenka bankiga adduunka Xafiz Ghanim, waxayna ...

Read More »