Home / Author Archives: DBN (page 4)

Author Archives: DBN

Booqashadii Muuse Biixi oo xiisad dagaal ka abuurtay Tukaraq.

Kadib safarkii uu ku tagey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi deegaanka Tukaraq waxaa markale ka qarxey dagaal u dhaxeya labada dhinac ee iska soo horjeeda. Xiisaddan dagaal oo dib ka soo cusboonaatay ayaa imaanaysa markii uu shalay madaxweyne Biixi uu ...

Read More »

Maxaa Ka soconaya Maanta Magaalada Beydhabo?

Waxaa maanta gudiga cusub ee doorashada madaxweynaha koonfur galbeed ay billaabeen diiwaan galinta musharaxiinta u tartamaysa xilka madaxtinimo ee maamulka koonfurgalbeed , waxaana uu socon doonaa sida gudiga ay sheegn 2 maalmood. Gudigan cusub oo shalay ay kala wareegeen shaqada ...

Read More »

Dhageyso:-Barnaamijka Shaandheeynta Wararka ee Radio Danan Muqdisho 25-11-2018

Muqdisho Danan-FM:-Dhagaystayaasha Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Barnaamijka Shaandheynta Wararka Radio Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Subax Axad ah Tariikhduna ay ku began tahay 25-11-2018 Barnaamijka waxaa soo jeedin doona Wariyaheena,C/fitaax Maxamed Cismaan. Hoos ka Dhageyso Barnaamijka

Read More »

Ciidamada Booliska oo xalay howlgal ka Sameeyey Mid ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir

Ciidamada Booliska ayaa xalay howlgallo baaritaano ku qaaday xaafado ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, waxaana howlgalka ahaa mid saacado badan qaatay. Baaritaanada Ciidamada Booliska baarayay dadka lugeynaya iyo gawaarida, waxaana howlgalkan lagu soo qabtay dhalinyaro fara badan oo ...

Read More »

Dhageyso Warka Subax Raadiyaha Danan 25/11/2018.

Dhageystayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan idiin soo gudbinaynaa warka Subax Raadiyaha Danan. waa subax Axad ah taariikhda waxa ay ku beeganatahay 25/11/2018 warka subax waxaa dulmaray C/fitaax Maxamed Cismaan Beyska waxaana akhrisay Caa’isho Mahad Barre.

Read More »

Dibad baxyo rabshada wata oo gilgilay Dalka Faransiiska.

Dalka faransiiska ayaa ka soconaya todobaadkii 2aad dibad baxyo wata rabshado kuwaa oo gilgilay gabi ahaanba wadanka. Madaxweynaha faransiiska Emmanuel Macron ayaa dhaliilay dadkii ka danbeeyay rabshadahan dhaliyay khasaara badan Waxaa uu na yiri ceeb dushiina ha ahaato, dhammaan kuwii ...

Read More »

Madaxweynaha Taiwan oo iska casishay xilkii ay haysay.

Tsia Ing oo ah madxweynaha jasiiradda Taiwan ahna hogaamiyaha Xisbiga talada haaya ee Jasiirada sheegtayna in ay ka madaxbanaanyihiin dalka shiinaha ayaa sheegtay in ay iska casihay xilkii ay haysay. Madaxweyne Tsia ayaa dhaliiishay habka doorashada dhexe loo marey ee ...

Read More »

Dhageyso: Wareysi ku saabsan qaraxya Millatariga soomaaliya lagula eegtay Sh/Dhexe.

Qaraxyadan oo ahaa illaa 2 qarax ayaa ciidan uu hogaaminayay abaanduulla ku xigeenka millataraiga soomaaliya lagula eegtay meel udhow deegaanka Qalimow ee shabeellada dhexe. 10 kamid ah ciidamada millatariga ayaa ku dhintay qaraxyadaasi tiro kale oo intaa ka badan wey ...

Read More »

Dhageyso: Warka Habeen Ee Raadiyaha Danan 24/11/2018.

Dhageestayaasheena kukala sugan daafaha caalamka waxaan idiin soo gudbinaynaa warka Habeen , waa habeen Sabti ah taariikhdu waxa ay ku beegantahay 24/11/2018 , warka Habeen waxaa akhriyay Wariye Yuusuf C/llaahi Maxamed. Halkaan Ka dhageyso

Read More »

Generaal Odawaa oo gaarey magaalada beledweyne.

Magaalada beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa gaarey wafdii uu hor kacayo abaanduulaha ciidanka xooga dalka soomaaliya Generaal Odawaa Yuusuf Raage iyo xubno kale oo ka socda xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo xubno kale oo ka socdey wasaaradda maaliyada soomaaliya. Ujeedka ...

Read More »