Faalladan waa mid uu qalinka u qaatay Qoraa Ustaad Aadan Macallin Cabdullaahi Aadamow , waxaana soo jeedinaysa Wariye Sucdi Xaaji Maxamed Halkaan ka dhageyso:
Read More »Golaha Guutida Somaliland oo Muddo kordhin sameeyay
Golaha guutida Somaliland ayaa maanta muddo 9 bilood ah u kordhiyay Golaha Wakiillada Somaliland. Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in Muddo kordhin loo sameeyay Wakiillada si ay u dardargaliyaan howlaha horumarinta Somaliland. Doorashada Golaha Wakiillada ayay sheegeen ...
Read More »Dhageyso: Faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxeysa Shil Gaari oo ka dhacay Duuleedka Magaalada Muqdisho
Shil Khasaare geystay ayaa barqadii maanta waxa uu ka dhacay degaanka Siinka dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho Sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka Shilka ayaa yimid ka dib markii Mooto Fekon ah ay ku dhacday gaari NOHA ...
Read More »Khilaaf Xooggan oo soo kala dhex galay Madaxda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya
Wararka ay ka heleyso Idaacadda danan Magaalada jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Sopomaalida itoobiya ayaa sheegay in khilaaf xooggan uu soo kala dhex galay Hogaamiyaha dowlad degaanka Mustafe Maxamed Cagjar iyo Gudoomiyaha Xisbiga talladda haya dowlad degaanka Soomaalida ee Axmed ...
Read More »Magacyo iyo Sawirada Raggii ka dambeeyay Weerarkii Nairobi ka dhacay oo la soo bandhigay
Wargeyska ka soo baxa dalka kenya ee The Standard ayaa baahiyay Rag gaaraya 6-nin oo lagu tuhunsan yahay in ay ka dambeeyeen weerarkii ka dhacay dalka kenya gaar ahaan magaalada Nairobi hoteel ku yaallo oo lagu magaacabo DusitD2 oo ay ...
Read More »Dhageyso Barnaamijka Shaandheenta Warark Raadiyaha Danan 21-1-2019
Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 21-1-2019 Subax Isniin ah usoo gudbinaynaa Barnaamijka shaandheenta Wararka ee raadiyaha Danan. Barnaamijka Shaandheenta wararka Waxaa soo jeedinaysay Wariye Aniso Ibraahim Cadoow Waxaana Farsameynaayey Ayuub Xasan Faarax (Ayuub Naani). Halkaan ...
Read More »Dhageyso: Dagaal ka dhan ah Alshabaab oo ka bilaawan doono Gobolada Shabeellaha Hoose iyo Hiiraan
Abaanduulaha qeybrta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed jen. Saalax Yacquub ayaa fariin u diray shacabka ku nool degaanada maamulka hirshabeelle isagoona ugu baaqay inay la shaqeeyaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa kaabaya, iyadoona dhawaan la qorsheynayo in howlgal layskugu ...
Read More »Dhageyso Warka Subax ee Raadiyaha Danan 21-1-2019
Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 21-1-2019 Subax Isniin ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariye Cabdiqaadir Sheekh Cabdullaahi Duceesane Waxaana Akhriyay Samsam maxamed Cali. Halkaan ka dhageyso
Read More »Sawiro: Meydadkii xalay laga helay duleedka magaalada Muqdisho
Xalay Markii ay ku beegneed salaada Maqrib kadib duleedka degmada Dayniile gaar ahaan meel ku dhaw garoonkii Diyaaradaha Dayniile la soo dhigay meydadka afar nin oo la ogeyn wali waxa ay yihiin iyo cida dishay, Inkastoo Dilalka Nuucaan oo kale ...
Read More »Wasiir hore “Waxaan la xanuunsanahay Lacag xaaraan ah oo aan cunay Xilligii aan xilka haayay”
Wasiirkii hore ee wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta maamulka Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in lacago xaaraan ah uu cunay intii uu Wasiirka ahaa uu ka qaaday xanuuno kala duwan isagoona Shacabka Somaliland ka dalbaday Cafis ...
Read More »