Home / Author Archives: DBN (page 2)

Author Archives: DBN

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Dalka Jabuuti

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo uu muddo labo maalmood ku joogay dalka Burundi. Madaxweyne Farmaajo ayaa inta aanu ka soo ambabixin magaalada Bujumbura waxa uu wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Burundi Mudane Pierre Nkurunziza ...

Read More »

Shir-weyne ka furmay Maanta Magaalada Muqdisho

Waxaa maanta furmay Shirweynaha Qaran ee soo bandhigida iyo Xaqiijinta Hanaanka dhab u heshiisiinta Qaran, Shirkan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho, shirkaasi oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Dwoladda Federaalka Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa ...

Read More »