Home / Author Archives: DBN (page 1727)

Author Archives: DBN

Daawo macalin Moyes oo qaaday koobkiisii ugu horreeyay!!

  kooxda difaacaneysa horyaalka Britain Manchester ayaa ku guuleysatay koobka loo yaqaano Cumminity Sheild ee sanad kasta laga dhigo dalka England. ciyaarta oo ay isaga horyaamaadeen labada kooxood ee United iyo Wigan ayaa aheyd mid xiisa waana markii ugu horreysay ...

Read More »

Xavi Hernandez oo ku Baaqaya in Barca digtoonaato!

Waaya joogga kooxda Barcelona iyo xulka Spain Xavier Hernández ayaa sheegaya in xagaagan kooxda Barca looga fadhiyo in ay muujiyaan dadaal. xiddiga ku caan baxay ciyaar wanaagga qadka dhexe ayaa koobka La Liga oo ay Blugrana ku guuleysato ku xiray shuruudda ...

Read More »

Macalin Anchaloti oo ka hadlay wararkii ugu dambeeyay ee Ronaldo iyo Bale!

Macalinka cusub ee kooxda kubbada cagta Real ayaa sheegay in kalsooni buuxda uu ku qabo heshiis cusub oo uu kooxda u saxiixo weeraryhanka ree Portguese ee Ronaldo iyadoo dhowaanahan ay jireen warar kala duwan oo kasoo baxayey xaaladda CR7 iyo ...

Read More »

Suarez oo daaha ka rogay sababta uu uga tagayo Liverpool!!!

xiddiga caanka ah ee ree uruguay kana mid ah xidigaha ay ku liibaantay kooxda Liverpool ayaa sheegay in ay jiraan sababo muuqda oo laacibka u riixaya in uu isaga tago gegeda Anfield. Luis Alberto Suárez ayaa sheegay in kooxda ay ...

Read More »

“Barca ma heleyso daafac ku habboon hannaan ciyaarka Kooxda”, Pique

Xiddiga xulka Spain iyo kooxda Barcelona Gerard Pique ayaa sheegay in ay adag tahay in kooxda Barca ay hesho xiddigo ku haboon kooxda oo uga ciyaara daafaca dambe Pique ayaa shaaciyey in hannaanka kooxda oo ah mid dabeeci ah aadna ...

Read More »

Maxaa ka jira in Murinho doonayey leylinta kooxda Barca kahor intaanu iman Chelsea?

Madaxweynihii hore ee kooxda Barca Joan Laporta sheegaya in macalin Murinho oo imminka ku laabtay horyaalka Ingiriiska iyo kooxda lagu naaneyso The Pensioners ee chelsea uu yahay mid kamida taageerayaasha kooxda Barcelona uuna isku dayey in uu tababare ka noqdo Camp ...

Read More »

Murinho oo durbaba raba in Chelsea uu koob la qaado sawiro iyo warbixin

Jose Murinho oo hogaaminaya markan kooxdiisii hore ee Chelsea ayaa soo gaaray Finalka koobka xiisaha badan International Champions Cup oo loosoo gaabiyo ICC kadib markii uusoo dhaafay kooxda ree talyaani ee Ac Milan oo ay xalay ay kuwada cayaareen gegeda ...

Read More »

“Magaca anaa iska leh Macdantana Kenya””!!!!!!

Magaalada Kismaayo waa magaalo leh taariiq dheer  oo Soomaalidu ku hirato oo xitaa ka horreysa xilligii gumeysigu dalkaheystay,waa magaalo Soomaalida u leh magac weyn ahna magaalooyinka isha u ah dalka Soomaaliya kana Caasimadaha dalku .leeyahay  kheyraadka ay hodanka ku tahay ...

Read More »