Home / Author Archives: DBN (page 1708)

Author Archives: DBN

Ximan iyo Xeeb oo ka baxday Shirka Magaalada Cadaado

Maamulka Ximan & Xeeb, ayaa wuxuu uu si rasmi ah uu ugu dhawaaqay inuu isaga baxay Shirkii Magaalada Cadaado, ee la doonaayay in Maamulka loogu soo dhiso Gobolada Dhexe. Golaha Guurtida iyo Golaha Wasiirada ee Maamulka Ximan & Xeeb oo ...

Read More »

Dhageyso:Dil Maanta Ka Dhacay Deegaanka Mubaarak Ee Shabeelada Hoose

Deegaanka Mubaarak ee shabeelada hoose waxaa maanta ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeyay ciidamada milatariga soomaaliya  dhaxdooda waxaana iska hor imaadkaas ku geeriyooday Nabadoon caan ka ahaa deegaanka oo la oran jiray Nabadoon Maxamed Cabdule oo loo yaqaanay Ilkacase ...

Read More »

Dhageyso:Dhibaato Kataagan Gobolka Hiiraan

Dr Maxamed Afkuul Ibraahim oo ah Musharax Utaagan qabashada Xilka Madaxweyene Ee Gobolada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe oo wareysi siiyay Radio Danan ee Muqdisho ayaa waxa auu sheegay in Maamulka Gobolka hiiraan dhibaato weyn ku ahyaan shacabka Kunol Guud ahaan ...

Read More »

Moderate Islamists vow new offensive against militants

GURIEL (DBN)—Months have passed since Somali troops backed by the African Union forces halted their offensive against the Al-Qaeda linked group in Somalia, however, moderate Islamists in central Somalia vowed their fighters would resume the offensive to expel militants from ...

Read More »

Two Somali soldiers shoot each other over tax money

BULOMARER (DBN)—Two Somali soldiers shot each other to death after tax money dispute that resulted in a friendly fighting that saw the due shooting one another, officials said on Saturday. Witnesses in Bulomarer town in Lower Shabelle region said that the ...

Read More »

Wadooyin Muhiim ah oo Muqdisho ka Mid ah oo Saaka Xiran

Waxaa Saaka Ciidamada Farabadan lagu soo Daadiyay wadada Maka Almukarama iyo xafadaha Degmada Hodan waxaana ciidaada iskuuga jiraan Nabad sugid,Militari iyo Police. Waxaa lasheegayaa sababata keenatay in wadooyinka la xiro ay tahay Madaxweynaha dowlada Fereralka soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo ...

Read More »

Dhageyso:Gudiga Maamul U sameynta Gobolada Hiiraan iyo shabeelada Dhexe oo War Cusub Layimid

Gudiga Maamul u sameynta Gobolada Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan ayaa waxay sheegeen in 18-31 bishaan uu shir ka furmayo Degmada jowhar ee xarunta Gobolka shabeelada Dhexe kaasoo ujeedadiisa ay tahay dib uheshiisiin Beelaha dega labada gobol hiiraan iyo shabeelada Dhexe. ...

Read More »