Home / Author Archives: DBN (page 1639)

Author Archives: DBN

Wenger oo markale dhiirri galiyey Ozil!!

Macalinka kooxda K/C ee Arsenal  Arsene Wenger  ayaa rumeysan in Mesut Ozil uu dib usoo ceshanayo kalsoonidii iyo hammigiisii ka gadaal markii laacibkani uu soo wajahay culeys iyo niyad-jab uu ka qaaday kulankii Bayern Muniq. Laacibkii hore ee naadiga Real ayaa ...

Read More »

Adel Taarabt oo sheegay in uu naadiga Milan u noqon doono Messiga Barcelona

Adel Taarabt laacibka kubbada ku xarragooda ee khadka dhexe uga ciyaara naadiga AC Milan ayaa tilmaamay in uu la dhacay wiilka barta yar ee goosha u dhaliya kooxda Barcelona isla markaana uu doonayo in uu noqdo sidiisa oo kale. Laacibkan oo ...

Read More »

Urur udooda saxaafada oo ka hadlay dabagalka hay,ada nabad sugida ay ku hayso Agaasimaha Radio Danan

Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn (Reporters Without Borders)  ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin qaabka ay Hay’adda Sirdoonka iyo Ammaanka Qaranka ee Somalia (NISA) u baadigoobeen Agaasimaha Idaacadda Radio Danan, Maxamed Xaaji Barre “Fiyoore”, kaasi oo muddo 3 maalmood u ...

Read More »

Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn (Reporters Without Borders)  ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin qaabka ay Hay’adda Sirdoonka iyo Ammaanka Qaranka ee Somalia (NISA) u baadigoobeen Agaasimaha Idaacadda Radio Danan, Maxamed Xaaji Barre “Fiyoore”, kaasi oo muddo 3 maalmood u ...

Read More »

Beckenbauer oo uga digay Toni Kroos in uu is cajabiyo!!!

  Rug-caddaaga Sporti France Beckenbauer, oo ay si fiican u garaneyso bahda kubbada Cagta waqtiga dheer ku tixnaa ayaa uga digay laacibka ree Germany iyo kooxda Bayern Munich, Toni Kroos in uu la cajabo qaab ciyaareedkiisa isagoona sidoo kale uga digay ...

Read More »

Andrea Pirlo oo iska indha tiray dalab uga yimid naadiga Real Madrid

Kubbad abuuraha weyn ee naadiga Juventus iyo xulka Italy Andrea Pirlo ayaa sheegaya in aanu dhegta u dhigeyn warar hoose oo leysla dhexmarayey kuwaa oo sheegayey in laacibkan khibradda ku filan leh ay dooneyso kooxda ka ciyaarta horyaalka Spain ee Real Madrid. ...

Read More »

Kooxaha Waaweyn ee Horyaalka Britain oo guulo soo hoyiyay!!

kulamo katirsan horyaalka Britain ayaa la ciyaaray iyadoo dhamaan kooxihii ciyaaray ee safka hore ahaa ay adkaadeen walow qaar si dirqi ah ay guusha ku heleen. Kulankii ugu horreeyay ayaa waxa uu dhexmaray labada kooxood ee kala ah Chelsea oo ...

Read More »

Barcelona oo Caawa dhulka lagu jiiday iyo Real Madrid oo adkaatay!!

Naadiga Real Madrid oo uu ka maqan yahay laacibkooda C.ronaldo oo ganaax saddex kulan ah gadhka loo galiyey ayaa si fudud uga adkaatay naadiga dhowaan kasoo baxay heerka labaad ee horyaalka Spain ee lagu magacaabo Elche. kulankan oo ka dhacay ...

Read More »

Ozil oo arrin layaab leh lakulmay Kursiga keydkana kasoo muuqan doona!!

Laacibka asalkiisu kasoo jeedo Turkida, una dhashay dalka Germany ee Mesut Ozil ayaa kulankii katirsanaa UEFA Champions League ee kooxdiisa arsenal lagaga adkaaday 2:0 kadib waxa soo baxayey eedeymo loo jeedinayey wiilkan iyo dhaliil ku aaddaneyd gool-kulaadkii uu ka qasaariyay ...

Read More »