Home / Author Archives: DBN (page 1593)

Author Archives: DBN

Dhageyso:Dagaalkii Dhaxmaray Ciidamada Kenya iyo Shabaab

Deegaanka Ceel Cade oo 65 KM ujira Degmada Garbahaarey ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa waxaa ku wada dagaalamay Ciidamada ka socda dalka Kenya iyo Shabaab waxaana dagaalka ku horeeyay sida dadka deegaanka ay sheegayaan Shabaab oo weerar culus ku qaaday ...

Read More »

Madaxda maamul goboleedyada dalka oo muqdisho lagu soo dhaweeyay

Magalada muqdisho waxaa maanta soo gaaray wufuud kakala socota Beesha Caalamka iyo madaxda maamul goboleedyada dalka. Hogaamiyaasha Galmuudg Koonfur Galbeed Puntland iyo Jubbaland ayaa kamid ah dadka manta soo garay maglada muqdisho si ay kaga eyb galaan shirka wada tashiga ...

Read More »

Dowlada Kenya oo looqu deeqay dhaqaalo farabadan

Midowga Yurub ayaa dhaqaalo ugu deeqay dowlada Kenya, dhaqaalahaasi oo la doonayo in dowlada Kenya ay wax badan kaga qabato arimaha amaanka, la dagaalanka Al-shabaab iyo taageerada qaxootiga ku sugan dalka Kenya. Dhaqaalaha ayaa gaaraya 216.7 Milyan oo lacagta Kenya ...

Read More »

Dhagayso:Shirka wada tashiga ee kafurmi doono muqdisho oo laga hadlay

Wakiilka Soomaliya ee urur gobaleedka IGAD Maxamed Cabdi Afeey  oo qeyb ka ah wafuuda ka qeyb galeysa shirka wada tashiga ee dhawaan la filaayo in oo ka furmo magalada muqdisho kaa oo laga arin sandoono nooca doorasho ee ka dhici ...

Read More »

Dhagayso:shacabka gobolka Hiiraan oo dhegaha u taagaya maamul usameynta gobolada Hiiraan iyo Shabellaha dhexe

Dhawanahan waxaa qeybo kamid ah gobolka Hiiraan kusugan mudanayal katirsan Baarlamanka Somaaliya kuwaas oo ujeedka ay utageen ay tahay sidii loo caawinlahaa bulshada kunool deegaanadii ugu dambeeyay ee katirsan gobolka Hiiraan ee lagala wareegay Al-Shabaab. Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow oo ...

Read More »

Madaxda maamul goboleedyada dalka oo looga yeeray magalada muqdisho

Magalada muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa diyaar garowga shirka ada tashiga kaas oo ay kaqeyb galayaam madaxda maamul goboleedyada iyo dowlada Somaaliya. Magaalada Muqdisho, waxaa maanta lagu wadaa inay soo gaaraan Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ka jira, iyadoo ay socoto ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare horay u soo maray Somaaliya oo katac siyeeyay Sarkaal kageeriyooday Dalka Uganda

Raiisul wasaarihii hore ee soomaalia Maxamed c.lahi Farmaajo ayaa tacsi tiraanyo leh u diray eheladii iyo Shacabka reer Uganda geeridii ku timid Gen. Aronda Nyakairima kaasi oo sabtidii lasoo dhaafay ku geeriyooday magaalada Dubai ee dalka isutagga imaaraatka carabta. Farmaajo ...

Read More »

Dhagayso:Nabadoon Yoome Dowlada haa laakin M/Koonfur Galbeed maya

Dhawaan waxaa magalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose uu maamulka Koonfur Galbeed umagacabay maamul cusub iyadoona gudoomiye looga dhigay Xaan Cumareey ayaa waxa arintaasi markii ugu horeysay kahAdlay Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda gobolka Shabelaha Hoose. Nabadoon Jabriil C/laahi ...

Read More »

Toogashoo lagu fuliyay Ciidamo katirsan maamulka Jubba ayaa lagu tilmaamay mid aan wado sharci ah loo marin

Afhayeen u hadlay ciidamada barre aadan shire barre Hiiraale oo lagu magacaabo C/rashiid Macalin Gaas ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay toogasho maamulka Jubba shalay oo jimco ah ay ku fuliyeen 7 ruux oo lagu eedeeyay dilal kala duwan oo ...

Read More »