Home / Author Archives: DBN (page 1535)

Author Archives: DBN

Baarlamanka Somaaliya oo maanta kulan xasaasi ah kuleh M/Muqdisho

Baarlamanka Somaaliya aya maanta waxay Xarunta Golaha Shacabka ee magalada Muqdisho waxay kuyeelan doonan kulankoodii caadiga ahaa waxana ay maanta hindise sharciyedka ay kadoodi doonaan uu noqon doonaa Hindise sharciyeedka Miisaniyada Dowlada iyo Sharciga Ajaanibta. Wadooyinka soo gala xarunta Golaha ...

Read More »

War deg deg ah Dagaal kaqarxay G/Geddo

Wararka hada nagasoo gaaraya gobolka Geddo ayaa waxay sheegayaan in goordhow uu halkaasi kaqarxay dagaal culus oo udhaxeyo Ciidanka Dowlada Somaaliya iyo kuwa Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxa uu kadhacay deegaan lagu magacaabo Qodaxey oo hoostagta degmada Baardheere ee gobolkaasi Geddo. ...

Read More »

Dhagayso:hadal uu sheegay Axmed Diiriye oo laga jawaabay

Xildhibaan Khaliif  Xaaji xasan {Khaliif Goobe }oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomalia mar uu ka jawaab celinayay hadal ka soo yeeray Afahayeenka Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye Axmed Diiriye Cali kaasi oo ahaa mid Afhayeenka ku uu ku eedeyey xildhibanadii ...

Read More »

Ciidanka Dowlada Somaaliya oo baaritan kawada Wado kamid ah kuwa Muqdisho

Ciidanka Dowlada Somaaliya oo isugu jira Booliis iyo Nabadsugid aya waxay saakay howlgal baaritaano ah kawadaan Wadada Maka,Almukarma. Ciidanka ayaa waxay baarayaan Gaadiidka isticmaala Wadadaas noocyadiisa kala duwan ha ahaato kuwa yar yar iyo kuwa Rakaabka. Ilaa hada lama cadeyn ...

Read More »

Maamulka G/Baay oo baaq udiray Shacabka gobolkaas

Weli maamulka Gobolka Baay ayaa waxa uu kucel celinayaa in Deegaanada iyo degmooyinka katirsan gobolka Baay oo ay kusugan yihiin Al-Shabaab ay doonayan inay kasaaraan iyagoo kaashanaya Shacabka kudhaqan gobolkaas. Gudoomiyaha gobolka Baay C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa sheegay Dadka kudhaqan ...

Read More »

Dowlada Kenya oo ku dhawaaqday Arin aan laga fileyn

Taliyaha Booliska Xeebta Kenya oo lagu magacaabo Robert Kitur ayaa sheegay in Al-shabaab hadda ay la soo baxeen qorshe cusub oo ay ku bar tilmaameedsanayaan Ardeyda wax ka barata Dugsiyada sare ee dalka Kenya. Waxaa uu sheegay in Ardeyda Dugsiyada ...

Read More »

Talyaaniga oo soo bad baadiyay Dad Tahriibayaal ah

Ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay in kabadan afar kun oo qaxooti ah kuwaasoo soo raacay ilaa iyo 20 doon oo ka soo shiraacday xeebaha dalka Libya. Soo badbaadintan ayaa noqotay tii ugu badneyd oo hal maalin kaliya laga soo ...

Read More »

Dhagayso:Maamul uu magacaabay C/kariin Guuled oo laga soo Horjeestay

Madaxweynaha Maammulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo Shalay Maamul Cusub u Magacaabay Degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Arrinkaasi ka horyimid Maamulkii hore ee Degmada. Maxamuud Aadan Maxamed oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Maamulkii ka jiray Degmada Galinsoor oo ...

Read More »

Faah faahin kasoo baxaysa Haweeney lagu dilay Shabellaha Hoose

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Koox Hubeeysan ay Deegaan lagu Magacaabo Buulo Xamaali, ay ku dileen Haweeneey ka mid aheyd Dadka Reer Guueraagaa ee ku nool Gobolka. Mid kamid ah dadka ehelada la ah gabadha ladilay ...

Read More »

Nin labaadi goobayay oo isku dhiibay Dowlada Kanada

Eedeysane Soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamuud Cabdiweli Diiriye oo ay baadi goobayeen booliska magaalada Toronto ayaa maanta isku dhiibay booliska. Booliska magaalada Toronto ayaa shalay soo saaray warqad lagu soo xirayo eedeysanaha oo loo heysto dilka Kabil Cabduqaadir oo ...

Read More »