Home / Author Archives: DBN (page 1486)

Author Archives: DBN

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha Kenya oo wada kulmay daawo kulanka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan booqasho sharafeed ah la qaatay madaxweyanaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta. Waxa ayna isku soo qaadeen arrimo kale duwan oo labada dalka quseeya. Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed kulanka booqasho ...

Read More »

Global Somali Diaspora conference day 1: Motion passed

The Global Somali Diaspora conference which started yesterday morning in Istanbul was attended by Somali Diaspora representative groups and individuals from all over the world.  The purpose of this international Diaspora gathering was to discuss and finalise a strategy towards ...

Read More »

Gobolka Shabeellada dhexe oo qarka u saaran dagaal lagu hoobto

Xaaji Faarax Cabdulle oo kamid ah wax garadka Soomaliyeed oo wareysi siiyay Barnaamijka Guuxa Wararka ee ka baxa ideecadda Danan 9:30 fiidnimo ayaa waxaa uu sheegay in hadda ay u muuqato in uu soo laabato dagaalkii u dhaxeeyay labo qabiil ...

Read More »

Dagaal hadda ka socda Shabeellada hoose

Wararka naga soo gaaray gobolka shabeellada hoose gaar ahaan degmada Lanbar 50 ayaa waxaa uu ku warramayaa in saaka aroortii uu dagaal xooggan ka bilawday degmada gudaheeda kaasoo u dhaxeeya maleeshiyaadkii xoogga ku qabsaday deegaannada Shabeellada hoose iyo maleeshiyaadkii laga ...

Read More »

Dhallinyarada Ciraaqiyiinta ayaa u diyaar garoobaya Dagaal ka dhan ah ISIS

Dalka Ciraaq ayaa galay xaalad dagaal kadib markii kooxaha islaamiyiinta Suniga u badan ay la wareegeen Magaalooyin iyo Deegaano muhiim ah ay horey gacanta ugu hayeen Ciidamada Dowlada Ciraaq. Kooxaha Islaamiyiinta ayaa kusii fudaya magaalooyin hor leh oo kuyaala Dalka ...

Read More »

The African Union (AU) Special Representative for Somalia prepares to leave

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif will be leaving the mission on July 2nd, 2014. Yesterday he held separate meetings with the President, the Prime Minister and the ...

Read More »

Deegaan katirsan hiiraan oo markale kabilaabatay dilal shacabka rayidka ah

Deegaanka deefow ee gobolka hiiraan ayaa xalay waxaa ka dhacay dil wiil arday ah oo qoyskiisa qaarna ay degan yihiin Muqdisho Qaarna ay degan yhiin deegaanka deefow ayaa waxaa dhulbeereed kuyaala deefo ku toogtey maleeshiyaadkii sanadii Hore Qabsaday deegaanka kabxanley ...

Read More »

Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsana arrimaha Somaliya oo maanta lagu wado in shir uu ku cadeynayo iscasilaad ku qabto muqdisho

Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Somaliya Mohamed Salah Anadif Ayaa Lagu Wadaa  in MaanataShir Jaraa’id uu ku qaban doono Magaalada Muqdisho oo uu Ku Cadeenayo in xilka Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Somaliya Uu iska Casilay. Sababaha Ka Danbeya ...

Read More »

Mareykanka oo si’ ka duwan Somalia uga hadlay weerarkii lagu qaaday kenya

Dowladda Mareykanka ayaa si xoog leh u cambaareysay weerarkii argagixiso ee lagu dilay 48 qofood degaanka Mpeketoni oo dhaca xeebta waddanka Kenya.   Afhayeenka Wasaradda arrimaha diobadda ee Mareykanka Jen Psaki ayaa sheegtay in aan la aqbali kari weerarrada noocaan ...

Read More »