Home / Author Archives: DBN (page 1460)

Author Archives: DBN

Baarlamaanka Galmudug oo yeeshay kulan xasaasi ah

Kalfadhiga labaad ee Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxa furay Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, waxaana munaasabadda furitaanka ka qaybgalay guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir labadiisa ku-xigeen iyo Xildhibaanada oo ka soo laabtay fasax laba bilood ah. Guddoomiyaha ...

Read More »

Dhagayso:Dadka Reer Buuhoodle oo dhigay Dibadbax caro leh

Maanta waxaa magaalada Buuhoodle ee gobolka Ceyn ka dhacay Bananbax looga soo horjeeday maamulka Somaalilnad kaas oo ay dhigeen dadka kunool Buuhoodle. Dadweynaha Bananbax dhigayay ayaa waxay qaarkood sheegeen in ay aad uga soo horjeedaan maamulka Somaaliland oo ay ku ...

Read More »

Dhagayso:Casharka Tafsiirka Quraanka Kariimka(Qeybta 11.aad)

Dhagaystayasha Radio Danan waxaan u soo gud bineynaa Cashirka Tafsiirka Quraanka Kariimka ah. Tafsiirka ayaa ah mid horay uga baxay Idaacada balse dib loo soo celiyay codsi ka yimid dhagestayaasha waxaana soo jeedin doono Sheekh Cabdulaahi Cubeyd. Hoos Ka Dhagayso ...

Read More »

Dhagayso:Sheekada Allalaaska Arooskeeda Miyaa(Qeybta56.aad)

Dhagaystayasha ku xiran dhagaysiga Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Sheekada Allaaaska Arooskeeda Miyaa. Sheekadaas waxaa soo saaray Aadan Macalin Aadamow waxan aidin jili doono qaar ka mid ah Wariyaasha Radio Danan Muqdisho. Hoos Ka Dhagayso Riix Halkan

Read More »

Dhagayso:Maamulka Gobolka Banaadir oo qabtay shaqo lagu farxo

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleestay in ay dhagax dhigaan si loo dhiso Buundada Via Uganda oo kala qeybisa degmoyinka Waaberi iyo xamar Jajab. Buundadaan ayaa waxaa dhismaheeda iska kaashanaya Maamulada Degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi oo taageero ka ...

Read More »

Dhageyso:-Falaqeyn Ku Saabsan Kulanka Galabta Ee Liverpool Iyo Manchester United

Waxaa Galabta Garoonka Livpool Ee Anfile Ka Dhici Doonto Kulan adag Kasoo ka Tirsan Horyaalka Ingisriiska iyadoo kulankan uu yahay  Mid Isha Lagu Wada Hayo Waxaana  Ku Xiran Mustaqbalka Macalinka Manchestern United Luis Fangaal Hadaba Falaqeyntan oo ku baxday Barnaamijka ...

Read More »

Dhagayso:Warka Duhur ee Radio Danan Muqdisho 17-1-2016

Dhagaystayaasha Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Warka Duhur ee Radio Danan Muqdisho. Waa Duhur Axad ah Warka waxaa soo jeedin doono Wariyaasheena kala ah Liibaan Maxamed Guuleed Sucdi Xaaaji Maxamed iyo Faarax Ibraahim Yacquub (Dayax) Hoos Ka Dhagayso Riix ...

Read More »

Dhagayso:Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo fariin u diray Shacabka Somaaliyeed

Iyadoo maalmo kooban ay naga xigeen maalinta Afka Hooyo oo ku beegan 21 Janaayo ayaa waxaa magalada Muqdisho ka socda diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ku aadan xuska maalintaas. Madaxda dowladda Somaliya maamulka gobolka Banaadir ayaa shacabka Somaliyed ku dhiiri ...

Read More »

Dhagayso:Maamulka Galmudug oo damacsan qorsho cusub

Hogaamiye ku xigeenka maamulka Galmudug Cabdi Xaashi Carabey ayaa isagoo Warbaahinta kula hadlay magalada Cadaado ayaa ka hadlay tabashooyinka ay qabaan shacabka Gobolada Mudug iyo Galgaduud iyo qorshada u degsan maamulka Galmudug. Mudane Carabeey ayaa sheegay in dadka ku dhaqan ...

Read More »