Home / Author Archives: DBN (page 1450)

Author Archives: DBN

Dhageyso:Barnaamijka Guuxa Wararka Radio Danan Muqdisho 20-1-2016

Dhageystayaasha Radio Danan Waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Guuxa Wararka oo ka oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio Danan Muqdisho. Caawa oo ah Haben Arbaca ah oo Khaamiis ay soo galeyso Waxaa soo jeedin doono Wariyaheena Faarax Ibraahim Yaqcuuq ...

Read More »

Dhagayso:Sheekada Alalaasku Arooskeeda Miyaa(Qeybta 62.aad)

Dhagaystayaasha ku xiran Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Sheekada la magac baxday Alalaasku Arooskeeda Miyaa oo ka mid ah Sheekooyinka ka baxa Radio Danan. Sheekadaas waxaa hal abuuray Ustaad Aadan Macalin (Aadaamo)waxaana idiin jili doono qaar kamid ah Wariyaasha ...

Read More »

Ruushka iyo Mareykanka oo cadaadis saaraya arinta Siiriya

Wasiirka arriimaha dibadda dalka Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheeegay in isaga iyo dhiggiisa Mareykanka John Kerry aysan raali ka aheyn in dib loo dhigo wadahadallada ay qaramada midoobey hor keceyso ee lagu baadi goobayo nabadda Siiriya, kaa oo lagu ballansanyahay ...

Read More »

Dhageyso:Dad Xoolo Dhaqato oo iskaga cararay Qeybo ka tirsan Gobolka Gedo

Xoolo dhaqatada ku nool deegaanada Gobolka Gedo ayaa bilaabay iney isaga Cararaan deeganadooda una guuraan deegaano ka tirsan Gobolada Jubooyinka. Xoolo dhaqatadaan ayaa sheegay in dhibaatooyin joogto ah ay kala kulmeen Ciidamada Dowlada Kenya e ku sugan Baardheere iyo deegaano ...

Read More »

Madaxda ugu sareysa dalka oo tababar u soo xiray Ciidamo iskudhaf ah(Sawiiro)

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Dugsiga Tababarka Ciidammada ee magaalada Muqdisho tababar ugu soo xirey dufcaddii 3-aad iyo qeybtii ugu horeysay ee ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Kumandoska ...

Read More »

Dhagayso:Sheekada Alalaasku Arooskeeda Miyaa(Qeybta 61.aad)

Dhagaystayaasha ku xiran Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Sheekada la magac baxday Alalaasku Arooskeeda Miyaa oo ka mid ah Sheekooyinka ka baxa Radio Danan. Sheekadaas waxaa hal abuuray Ustaad Aadan Macalin (Aadaamo)waxaana idiin jili doono qaar kamid ah Wariyaasha ...

Read More »

Dhageyso:Amar Deg Deg ah oo ka soo baxay Maamulka Soomaaliland

Ciidamada booliska maamulka Somaliland Ayaa bilaabay in ay ka saraan deegaanada uu maamulkaasi ka arimiyo dadka aan sharciga heysan. Qof walbo aan u dhalan gobolada waqooyiga Soomaaliya isla markaana aan heysan sharci waa inuu ka baxaa dhulka Somaliland 30-cisho gudaheed. ...

Read More »

Dhageyso:Warka Habeen Radio Danan Muqdisho 20-1-2016

Dhageystayaasha Radio Danan waxaan usoo gudbineynaa Warka Habeen ee Radio Danan Muqdisho. Caawa oo ah Habeen Arbaco ah oo Khaamiis ay soo galeyso waxaa soo jeedin doono Wariyaasheena kala ah Cabdulaahi Suleymaan Maxamed (Baliil) iyo Faarax Ibraahim Yacquub Hoos ka ...

Read More »

Dhageyso:Dhalinteeniyay dhabtiinii yurub madhalanteed bay noqotay

Inta garaadkooda indha dilaacsaday wixii ka danbeeyay 1991 ayaa waxaa madax maray waxa loo yaqaano buufis oo ah in mar un ay gaaraan yurub ama ameerika si ay u helaan mid dhaanta nolosha ay ku nool yihiin sida maankooda layahay. ...

Read More »

Antonio Valencia Oo Dib Ugu Soo Laabtay Xerada Towbarka Ee Manchester United+Sawiro

Manchester United ayaa dib u heleysa laacibkooda Antonio Valencia kaas oo dib ugu soo laabtay xerada tababarka kooxda kadib baxnaan fiican oo uu helay. Laacibka Ecuadoria ayaa la xauunsanayay dhaawac culus oo kasoo gaaray cagta ligta bidix kulankii ay United’s ...

Read More »