Home / Author Archives: DBN (page 1440)

Author Archives: DBN

Baarlamaanka Somaaliya oo leh kulan xasaasi ah

Xildhibanada golaha Baarlamaanka Somaaliya ayaa maanta waxay kulan xasaasi ah ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magalada Muqdisho. Baarlamaanka ayaa maanta waxay ka doodi doonaan Laylatirka iyo xaquuqaadka ay leeyihiin Siyaasiyiinta kas oo la tilmaamay in uu mari doono akhrinta ...

Read More »

Dalka Mreykanka oo maanta xaalad adag galay

Xafiisyada dowladda Maraykanka ayaa maanta oo Isniin ah la xiray, iyadoo magaaladu ay iska gurayso kana soo kabsanayso barafkii ka da’ay. Tareennada dhulka hoostisa mara ayaa wakhtiyo kooban socon doono. Iskoollada magaalada iyo hareeraheeda ayaa xiran maanta oo Isniin ah, ...

Read More »

Madaxweynaha Somaaliya oo ka qeyb galay shir ka dhacay dalka Urdun

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Aqaba ee Boqortooyada Haashimiyiinta Urdun kaga qeybgaley shir madaxeed gaar ah oo arrimaha amniga iyo argagixisada looga hadlayey. Shirkan oo uu martigeliyay Boqor Cabdalla Bin Xuseen ayaa waxaa madaxda ka ...

Read More »

Dhagayso:Barnamijka Shaandheynta Wararka Radio Danan 25-1-2016

Dhagaystayaasha Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Barnaamijka Shaadheynta Wararka Radio Danan Muqdisho. Waa Subax Isniin ah Barnaamijka waxaa soo jeedin doono Wariyaheena Maxamed Cabdulaahi(Socdaal) Hoos Ka Dhagayso Riix Halkan

Read More »

Dhagayso:Mooshin ay wadaan Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo laga jawaabay

Xildhibaano dhowr ah oo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa dhawan waxa ay shaaciyeen in mooshin ka dhan ah Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Somaliya mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ay gudbin doonaan ayaa waxaa hadalkaas ka jawaabay mid ka mid ...

Read More »

Dhagayso:Warka Subax ee Radio Danan Muqdisho 25-1-2016

Dhagaystayasha Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Warka Subax ee Radio Danan Muqdisho. Waa Subax Isniin ah Warka waxaa soo jeedin doono Wariyaasheena kala ah Maxamed Cabdulaahi (Socdaal)iyo Maxamed Cabduwahaab Nuur (Abuuja) Hoos Ka Dhagayso Riix Halkan

Read More »

Dhagayso:Sarkaal ka tirsan Dowladda oo ka hadlay Duqeynta Kenya

Korneel Maxamed C/laahi faarax oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowlada soomaaliya Ee ka howlgala gobolka gado oo la hadlay Radio Danan ayaa sheegay in duqeymaha dhinaca Cirka oo ay fulinayaan diyaaradaha dagaalka dowlada kenya lala bar tilmaameedsanayo meel dad ...

Read More »

Abaan duulaha Xoogga dalka oo booqday Deegaano ka tirsan Sh/Dhexe(Sawirro)

Abanduulaha Ciidanka XDS S/Guuto CaliBaashi Maxamed oo malmahaan ku sugnaa gobolka Shabellada Dhexe ayaa kormeer ku tagay degmooyin iyo tuuloyin hoos taga gobolka Shabellada Dhexe , isagoo u kuurgalay xaaladda ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed ee howlgallada ka wado gobolka Sh/dhexe. ...

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Guuxa wararka Radio Danan Muqdisho 24-1-2016

Dhageystayaasha Radio Danan Muqdisho Waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Guuxa Wararka oo ka mid ah Barnaamijyada Ka baxa Radio Danan Muqdisho. Caawa oo ah Habeen Axad ah Isniin ay soo galeyso waxana soo jeedin dono Wariyaheena Maxamed Cabduwahaab Nuur (Abuuja) Hoos ...

Read More »

Maxaa ku soo kordhay Safarka Wasiir ka tirsan dowlada Somaaliya

Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaarada arrimaha dibadda Xukuumada Soomaaliya Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa ka qeyb galay shirkii ugu horeeyey ee Wasiirada Arrimaha Dibaddda ee dalalk Carabta iyo Hindiya Wafdi uu hogaaminay Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaaliya ayaa ka qeyb galey ...

Read More »