Home / Author Archives: DBN (page 1434)

Author Archives: DBN

Dhageyso:Casharka Tafsiirka Quraanka Kariimka ah (Qeybta26.aad)

Dhagaystayaasha Radio Danan Muqdisho waxaan u soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Quraanka Kariimka oo ah mid ku celis ah horayna uga baxay Idaacada Danan. Cashirka Tafsiirka oo ah mid taxane ah waxaa soo jeedin doono Sheekh Cabdulaahi Cubeyd oo ka mid ...

Read More »

Dhagayso:Sheekada Jiid Dagaal Iyo Jacayl Qurbo(Qeybta 7.aad)

Dhagaystayaasha ku xiran Warbaahinta Danan ee Magaalada Muqdisho oo kaga bartay Barnaamijyada Xiisaha leh iyo Sheekooyinka waxaan usoo gudbineynaa Sheekada la Magac baxday (JIID DAGAAL IYO JACAYL QURBO) Sheekadaas ayaa waxaa hal abuuray Qoraa Maxamed Barre Xaaji Cumar(Fiyoore) Waxaana idiin ...

Read More »

Dhageyso:Warka Duhur ee Radio Danan Muqdisho 9-2-2016

Dhageystayaasha Radio Danan Waxaan usoo gudbineynaa Warka Duhur ee Radio Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Duhur Talaado ah Waxaana soo jeedin doona Wariyasheena kala ah Ismaaciil Axmed Maxamed (Turki) Sucdi Xaaji Maxamed iyo Faarax Ibraahim Yacquub Hoos ka Dhageyso Riix Halkan

Read More »

Dhageyso:-Barnaamijka Xogta Ciyaaraha Duhurnimo Iyo Wariye Daariq Cali Macow

Dhagaystayasha iyo aqristayasha Wabsite ka Radiodanan.net waxan usoo gudbineynaa Barnaamijka Xogta Ciyaaraha oo kamid ah Barnaamijyada kabaxa Radio Danan Ee Muqdisho. Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay ee Ciyaaraha kadhaca daafaha Caalamka Taariiqaha Ciyaaryahanka Rekorada Iyo Waxyaabaha ...

Read More »

Dhageyso:Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Go’aanki Maxkamada sare

Xili hadal ka soo yeeray Gudoomiyaha Maxkamadaa sare Ceydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf uu ku sheegay in xog hayaha ururka Suxufiyiinta uu yahay Cumar Faaruq Cismaan. Ayaa waxaa hadalka ka soo yeeray Gudoomiyaha Maxkamada sare ka soo horjeestay qeybaha kala duwan ...

Read More »

Dhageyso:Maamulka Deegaanka Halgan oo arin muhiim hirgiliyay

Mar uu lahadlay warbaahinta danan ee magaalada muqdisho gudoomiyaha deeganka Halgan ee Gobolka Hiiraan Guhaad Cabdi Warsame ayaa waxa uu sheegay in ay fureen Wadooyin dhowr ah hadana qorshahoodu uu yahay in ay furaan Halgan iyo Buule burde asigoona Carabka ...

Read More »

Dhageyso:Hadalka soo yeeray mid ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa waxa ay cabasho ka muujiyen arinta lagu soo kordhiyay oo ah baaritanka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho. Xildhibaan Maxamed Yuusuf oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in arinta lagu soo kordhiyay taas oo ...

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Shaandheynta Wararka ee Radio Danan Muqdisho 9-2-2016

Dhageystayaasha Radio Danan Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Shaandheynta Wararka oo ka mid Barnaamijyada ee kabaxa Radio DananSoomaaliya Waxaa Subax Talaada ah Barnaamijka Waxaa inoo soo jeedin doono Wariye Maxamed Cabdulaahi(Socdaal) Hoos ka Dhageyso Riix Halkan

Read More »