Home / Author Archives: DBN (page 1433)

Author Archives: DBN

Dhageyso:Xeer ilaaliyaha Qaranka oo Kenya ku eedeyay arin ay is hortaagtay

Dowladda Soomaaliya ayaa markale dacwad ka dhan ah Kenya oo ku saabsan xagga muranka badda ee labada dal u gudbisay Maxkamadda cadaaladda caalamiga ah ee fadhigeedu yahay  dalka Holland. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir oo dhawaan maxkamadda ...

Read More »

Booliska Nigeria oo xiray Dad looga shakiyay Daacish

Booliska khaaska ah ee Dalka Nigeria ayaa sheegaya in ay xireen ugu yaraan 18 qof oo lagu tuhunsan yahay in ay maleegayeen in ay ku biiraan Kooxda Daacish amaba ay weerarro ka gaystaan woqooyiga dalkaasi Nigeria. Ciidamadani ayaa sheegaya in ...

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Shaandheeynta Wararka ee Radio Danan Muqdisho 10-2-2016

Dhageystayaasha Radio Danan Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Shaandheynta Wararka oo ka mid Barnaamijyada ee kabaxa Radio DananSoomaaliya Waxaa Subax Arbaca ah Barnaamijka Waxaa inoo soo jeedin doona Wariye Maxamed Cabdulaahi(Socdaal) Hoos ka Dhageyso Riix Halkan

Read More »

Dhageyso: Warka Subax ee Radio Danan Muqdisho 10-2-2016

Dhageystayaasha Radio Danan Waxaan soo gudbineynaa Warka Subax ee Radio Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Subax Arbaca ah Waxaa inoo soo jeedin doona Wariyasheena kala ah Maxamed Cabdulaahi (Socdaal) iyo Ismaaciil Axmed Maxamed (Turki) Hoos ka Dhageyso Riix Halkan

Read More »

Kulamo gooni goni ah oo wali ka saconaya Magaalada Garoowe

Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ka soconaya shirka ay wada qadanayaan Masuuliyiinta Maamulka Puntland iyo wafdiga shalay gaaray magaalda garoowe oo uu hogaaminayay Xog’yaha guud ee qaramada Midoowe ee soomaaliya Micheal keating ay wehlinayeen Danjiraayaal iyo Maasuuliyiin kale oo calamka ka ...

Read More »

Dhageyso:Warka Habeen ee Radio Danan Muqdisho 9-2-2016

Dhageystayaasha Radio Danan Waxaan usoo gudbineynaa Waraka Habeen ee Radio Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Habeen Talaado ah oo Arbaca ay soo galeyso Waxaa inoo soo jeedin doona Wariyasheena kala ah Cabdulaahi Suleymaan Maxamed (Baliil) iyo Liibaan Maxamed Guuleed Hoos ka ...

Read More »

Side loo soo dhaweyay Wafdiga gaaray Magaalada Garoowe (Sawirro)

Hogaamiyaha Maamulka Puntland Cabduwali Maxamed Cali Gaas ay waheliyeen masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ku soo dhaweyay Wakiilka Xog’yahaya guud ee Qaramada Midoowe u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating. Soo dhawenta ka dib ayaa wafdi ...

Read More »

Dhageyso:Ahlu-suna Maxay ka tiri Wadahadalka Maamulka Galmudug

Maamulka Ahlu sunna ee gobolada Dhexe ayaa ka jawaabay baaq uu maamulkaasi u jeediyay wasiirka arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya, oo ku aadanaa iney miiska wadahadalka la fariistaan maamulka Galmudug. Cabdullaahi Xirsi Diirshe “Daacad” oo ka mid ah madaxweyne ku xigeenada ...

Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo meel cusub dhagax dhigay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagax dhigay Waddada Horumarta inta U dhexeysa Dekada Muqdisho iyo Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo aad u burbursan isla markaana la doonayo in dib u dayac tir lagu sameeyo. Dib u dayac tirka Waddadaan waxa ay ...

Read More »

Wafdi heer Caalami ah oo gaaray Magaalada Garoowe

Waxaa goor dhawayd gaaray Magaalada Garoowe Wafu uu hogaaminayo Wakiilka gaarka ah ee Qarama Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo xubno kale oo ka socda beesha caalamka, waxaana wafuudaas ujeedkoodu yahay in ay kulamo ay la yeeshaan Hogaamiyaha Maamulka Buntland iyo ...

Read More »