Home / Author Archives: DBN (page 1432)

Author Archives: DBN

Hogaamiyaha koonfur Galbeed oo waji gabax kala kulmay Shacabka M/Marka

Waxaa in dhowaale lahadal hayay in madaxweynaha maamulka koonfur galbeed iyo wafdi la socda ay gaari doonaan  Magaalada Marka ee xarunta shabeelaha hoose. Waxaa lagu waday in booqashada uu qeeb ka noqdo  General Gabre oo ah sargaal Ithoopian ah. Waxa ...

Read More »

Xildhibaano gaaray Magalada Baladweyne

Magalada Baladweyne e xaru nta gobolka Hiiraan Waxaa gaaray Wafdi kasocda dowlada Somaaliya oo ubadan mudanayaal katirsan Baarlamaanka Somaaliya. Wafdiga ayaa waxaa hogaaminaayo Xildhibaan Daaahir Amiin Jeezow iyagoona ay qeyb kayihiin Xildhibaano kale. Ujeedada Wafdiga Gaaray magalada Baladweyne ayaa lagu ...

Read More »

Qaramada Midoobay oo kadigtay dhimashada Muhaajiriinta usoc daala Yurub

Qarammada Midoobay ayaa sheegtay in loo baahanyahay in sare loo qaado dadaalada lagaga hortagayo dhimashada dadka muhaajiriinta ah ee u yurub u socda, kaddib markii la sheegay in ay boqolaal qof dhinteen maalmihii u dambeeyay. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ...

Read More »

Shirka wada tashiga Puntland oo maanta lasoo gaba gabeyn doono

Afartii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa magalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug kasocday Shirka wada tashiga Beelaha Puntland shirkaas uu kaqeyb galayay Hogaamiyaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo bulshada qeybaheeda kala duwan. Shirka ayaa waxaa inta uu soconay looga hadlay ...

Read More »

Dagaal culus oo kadhacay qeybo kamid ah gobolka Baay

Xalay waxaa deegaano katirsan gobolka Baay kadhacay dagaal xoogan oo udhaxeeyay ciidanka dowlada Somaaliya iyo kuwa Al-Shabaab. Dagaalka oo aad ucuslaa ayaa waxa uu kadhacay degmada Qansax dheere ee gobolka baay waxan kadhashay qasaaro soo kala gaaray labada dhinac. Saraakiil ...

Read More »

Kulan looga hadlayay amaanka oo lagu qabtay Sh/Hoose

Gudoomiyaha gudiga xuquuqul insaanka iyo daryeelka bulshada degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose Cabdi Abuukar Cali mar uu wareysi siiyey Warbaahintani Danan ee magaalada muqdisho ayaa waxa uu ka warbixiyey kulan ay la qaateen maamulka degmada aAfgooye iyo hey’adaha amniga ...

Read More »

Hogaamiyaha Galmudug oo baaq culus udiray Baarlamaanka Galmudug

Iyadoo xalay uu ku dhawaaqay Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, Golaha Wasiirada cusub ee Maamulkiisa, ayaa Wuxuu ka dalbaday Guuleed Xildhibaanada Baarlamaankaasi inay meel mariyaan Wasiirada cusub. Madaxweynaha Galmudug, ayaa sheegay inuu rajeynaayo in la ansixiyo Golaha ...

Read More »

Yaa kuguulestay Tartanka kubadda Cagta degmooyinka Gobolka Banaadir ee lasoo gaba gabeeyay(Sawirro)

Maanta waxaa magalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay Tartanka kubadda Cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo soo bilaawday 1-dii Agoosto ee sanadkaan islamarkaana loo qabtay dhalinyarada jecel Cayaaraha ee kunool 17-ka degmo ee gobolka Banaadir. Gaba gabada tartankaan aya waxaa maanta ...

Read More »

Aqriso magacyada Golaha Wasiirada Cusub ee Galmudug(Sawirro)

Xaflad kadhacday magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud aya waxaa madaxweynaha maamulka Galumud uu uga dhawaaqay xubnaha kamid noqonaya Golahiisa Wasiirada. Xaflada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa kuxigeenka Madaxweynaha Galumud Maxamed Xaashi Cabdi gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee ...

Read More »

Deg deg.Hogaamiyaha Galmudug oo kudhawaaqay Golahiisa Wasiirada

Wararka iminka nagasoo gaaraya magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in goordhow Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen guuleed uu kudjawaaqay qar kamid ah Golahiisa Wasiirada. Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay Wasiiro ka kooban 25-wasiir ...

Read More »