Home / Author Archives: DBN (page 1431)

Author Archives: DBN

Dhagayso:Barnaamijka Shaandheynta Wararka Radio Danan 27-1-2016

Dhagaystayaasha Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Barnaamijka Shaadheynta Wararka Radio Danan Muqdisho. Waa Subax K ah Barnaamijka waxaa soo jeedin doono Wariyaheena Maxamed Axmed Xasan. Hoos Ka Dhagayso Riix Halkan

Read More »

Dowladda Sweden oo sameyneysa wax laga Caroodo

Wasiirka arrimaha gudaha ee Sweden, Anders Ygeman, ayaa shaaciyay qorshe dalkiisa looga saarayo ku dhawaad 80 kun oo ah qaxootiga ku guuldareystay codsigooda magangelyo doonnimada. Sweden ayaa aqbashay tiro badan oo qaxooti ah marka loo barbar dhigo tirada dadka dalkaasi ...

Read More »

Dhagayso:Warka Subax ee Radio Danan Muqdisho 28-1-2016

Dhagaystayaasha Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Warka Subax ee Radio Danan Muqdisho Somaaliya. Waa Subax Khamiis ah Warka waxaa soo jeedin doono Wariyaasheena kala ah Zaki Ibraahim Cali iyo Faarax Ibraahim Yacquub(Dayax) Hoos Ka Dhagayso Riix Halkan

Read More »

Maxa ku soo kordhay Shirkii lagu soo gaba gabeeyay M/Muqdisho

Dowladda Soomaaliya, ayaa soo saartay war-murtiyeed ay kaga hadleyso qaabka doorasho ee Soomaaliya ka dhici doonta sanadkan 2016-ka, kadib laba cisho oo wada tashiyo Muqdisho ugu socdey hoggaamiyayaasha maamullada dalka, dowladda Soomaaliya iyo bulshada caalamka. War-murtiyeedka, oo dhowr bog ka ...

Read More »

Dhagayso:Madaxweynaha Kenya oo ku adkeysanaya joogitanka Ciidankiisa Somaaliya

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka qeyb galay munasabad barordiiq loogu samenayay askartii kaga dhimatay weerarkii Ceel cade ayaa sheegay in Ciidankiisu ay baaqi kusii ahaan doonaan dalka ay deriska yihiin ee Soomaaliya, kadib marki in badan oo shacabka ...

Read More »

Wasiirka Cadaalada Dowlad faransiiska oo hal Arrin darteed isku casishay

Wasiirka cadaalada ee Faransiiska, haweeneyda lagu magacaabo Christiane Taubira, ayaa is casishay kadib muran ka dhashay isbaddal lagu samaynayo Dastuurka, Waxana ay ka giriifsan tahay qodobada qaar oo qeexaya in dhalashada lagala wareego dadka argagixisada lagu soo eedeeyay, iyadoo Isbadalkana ...

Read More »

Dhagayso:Dhibaatooyinka G/Shabelaha Hoose yaa sabab u ah?

Yuusuf Cali Boore oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee ka soo jeeda gobolka Shabelaha Hoose ayaa waxa uu si kulul uga hadlay dhibaatooyin kala duwan ee markasta ka dhaca gobolka Shabelaha Hoose gaar ahaan degmada Marka. Dhanka kale Yuusuf ...

Read More »

Dhagayso:Hogaamiyaha Puntland oo diiday Go’aan soo baxay

Hogaamiyaha Maamul goboleedka Puntland Cabduweli Cali Gaas,oo caawa Saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in ay kas oo horjeedaan Go,aankii maanta las oo saaray. Mudane Gaas, Waxa uu sheegay in Shirkaasi uu fashilmay isla markaana wixii ka ...

Read More »

Madaxweynaha Dalka Iiraan oo Rali Gilin bixiyay

madaxweynaha Dalkan Iiran Hassan Rowhani Ayaa raali gilin ka bixiyay weerarki lagu qaaday safaarada Saudiga ay ku laheed Magaalada Dehraan. Madaxweyne Rowhani oo joga magaalada Rooma oo shir jaraa’id u Qabtay Saxaafada ayaa sheegay in uu rali gilin ka bixinaayo ...

Read More »

Gudoonka Baarlamaanka Somaaliya oo Go’aan ka qaaday shirka socda magalada Muqdisho

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta go’aan Cad ka soo saaray Shaqada ay hayaan Madasha Wadatashiga qaran ee ku howlan dejinta nooca doorasho ee Dalka ka dhaceyso marka ay dhamaato waqtiga Dowlada hada jirto. Madasha Wadatashiga Qaranka waxaa qeyb ka ah ...

Read More »