Home / Author Archives: DBN (page 1430)

Author Archives: DBN

Dhagayso:Sheekada Jiid Dagaal Iyo Jacayl Qurbo(Qeybta 9.aad)

Dhagaystayaasha ku xiran Warbaahinta Danan ee Magaalada Muqdisho oo kaga bartay Barnaamijyada Xiisaha leh iyo Sheekooyinka waxaan usoo gudbineynaa Sheekada la Magac baxday (JIID DAGAAL IYO JACAYL QURBO) Sheekadaas ayaa waxaa hal abuuray Qoraa Maxamed Barre Xaaji Cumar(Fiyoore) Waxaana idiin ...

Read More »

Wargeysyada Waxyaabaha Ugu Muhiimsanaa Ee ay Maanta Ciyaaraha Ka Qoreen

Jose Mourinho ayaa jeebka ku shuban doona lacag dhan £15 milyan oo pound sanadkii marka uu qabto shaqada Manchester United wuxuuna £6 milyan oo pound ka hooseeyaa dhigiisa Manchester City ee Pep Guardiola. (El Confidencial via The Sun) Mourinho ayaa ...

Read More »

Dhagayso:Magaalada Marko oo caqabad hor leh lagu arkay

Gudoomiyaha degmada Marka ee xarunta gobolka Shabelaha Hoose Maxamed Cusmaan yariisow ayaa faah faahin ka bixiyay kulamo looga hadlayay sidii loo nabadeyn lahaa degmada Marka. Yariisow ayaa shaaca ka qaaday in kulamo dhowr ag ii mudo badan fashilmay ka dib ...

Read More »

Taliyaha Xoogga dalka oo sheegay in la xisaabtan jiri doono

Kulanka todobaadlaha ahaa oo ay maanta ku yeesheen saraakiisha ciidanka xooga dalka ayaa waxaa looga hadlayay daryeelka askarta ciidanka, waxaana ka qeybgalay taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed sareeyo gaas Maxamed Aadan Axmed iyo madaxda hogaanada ciidanka xooga kaas oo maanta ...

Read More »

Dhageyso:-Falaqeyn Ku Saabsan Ciyaaraha Somalida Iyo Ciyaartoyda Xulka Qaranka EE 11Jirada

Barnaamijka Xogta Ciyaaraha Ee Warbaahinta Danan Waa Barnaamij Maalin Walbo Ka Baxa Waxaana Lagu Soo Gudbiyaa Wararka Ciyaaraha Rikooradaii Laga Diiwaan Galiyey Wararka Suuqa Kala Iibsiga Iyo Ciyaaraha Dalka Somalia Maanta Waxaa Ku Falaqeyn Doonaa Horyaalka Dalka Somaliya Halka UU ...

Read More »

Dhagayso:Warka Duhur ee Radio Danan Muqdisho 11-2-2016

Dhagaystayasha Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Warka Duhur ee Radio Danan Muqdisho Somaaliya. Waa Duhur Khamiis ah Warka waxaa soo jeedin doono Wariyaasheena kala ah Liibaan Maxamed Guuleed Sucdi Xaaji Maxamed iyo Faarax Ibraahim Yacquub(Dayax) Hoos Ka Dhagayso Riix ...

Read More »

Deg Deg:Maamulka gobolka Banaadir oo ku howlan daminta deb goordhow kacay

Xerada qaxootiga Rajo oo ay degan yihiin dad ka soo barakacay gobolada dalka Somaaliya oo kutaalo degmada Wadajir ayaa waxa ka kacay dab qasaaro dhaliyay. Inta laxaqiijiyay ugu yaraan sadax ruux oo isku qoys ah ayaa ku geeriyooday dabkaas ka ...

Read More »

Dhagayso:Dhaqdhaqaaq ka socda degmada Badhaadhe ee Jubbada Hoose

Maamulka degmada Badhaadhe ee gpobolka Jubbada Hoose ayaa ka hadlay xaalada isbedel ay gashay degmadasi markii ay la wareegen rag ka tirsan Al-shabaab. Gudoomiyaah degmada Badhaahde Faarax Heybe Maxamed oo la hadlay Radio Danan Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in ...

Read More »

Wasaaradda Warfaafinta oo ka hadashay hogaanka NUSOJ

Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska, iyadoo fulineysa Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed ee dhawaan la melmariyay, waxay gacanta ku heysaa hirgelinta Xeerka Saxaafadda iyo farintaanka qodobada sharciga Saxaafadda ee hortebinta leh sida qodobka 13-aad, 14-aad, 16-aad, 18-aad, 26-aad iyo 35-aad oo tilmaamaya ...

Read More »