Home / Author Archives: DBN (page 1420)

Author Archives: DBN

Dhagayso:Kulan dib u eegis ah oo lagu qabtay M/Muqdisho

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaaliya mudane MAxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ahna ku simaah madaxweynaah Somaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaake Xildhbaano iyo Wasiiro ayaa maanta ka waa qeyb galay Kulan lagu soo bandhigay daahfurka ...

Read More »

(Aqriso)Hogaamiyaha Puntland oo maagcaabay Gudiga doorashooyinka Puntland

Hogaamiyaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhawaaqay 5 xubnood oo kamid ah guddiga doorashooyinka Puntland sida uu dastuurku u oggol yahay halka 4 kalana baarlamaanku ay soo magacaabi doonaan waqtiyada dhow ee foodda inagu soo haya. Magacaabiddan ayaa ...

Read More »

Dhagayso:Casharka Tafsiirka Quraanka Kariimka ah (Qeybta30.aad)

Dhagaystayaasha Radio Danan Muqdisho waxaan u soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Quraanka Kariimka oo ah mid ku celis ah horayna uga baxay Idaacada Danan. Cashirka Tafsiirka oo ah mid taxane ah waxaa soo jeedin doona Sheekh Cabdulaahi Cubeyd oo ka mid ...

Read More »

Dowladda oo ku baaqday in Cadaalada la hor keeno cidii ka dambeysay dilkii Xildhibaan hore

Cumar Cabdi Rashiid CAli Sharmaake ayaa ka tacsiyeey geerida Marxuum Xildhibaan hore Muxudiin Maxamed Xaaji Ibraahim oo maanta u geeriyooday Qarax gaarigiisa loogu xiray. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi u diray eheladdii , Qaraabadii iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka ...

Read More »

Dhagayso:Sheekada Jiid Dagaal Iyo Jacayl Qurbo(Qeybta 13.aad)

Dhagaystayaasha ku xiran Warbaahinta Danan ee Magaalada Muqdisho oo kaga bartay Barnaamijyada Xiisaha leh iyo Sheekooyinka waxaan usoo gudbineynaa Sheekada la Magac baxday (JIID DAGAAL IYO JACAYL QURBO) Sheekadaas ayaa waxaa hal abuuray Qoraa Maxamed Barre Xaaji Cumar(Fiyoore) Waxaana idiin ...

Read More »

Faah faahin:Xildhibaan hore oo la dilay

Maanta waxaa magalada Muqdisho u geeriyooday Qarax gaarigiisa loogu xiray Allaha u naxariistee Xildhibaan hore Muxudiin Xasan Xaaji oo horay xilal kala duwan ka soo qabtay Xukuumadihii ku meel gaarka ahaa ee dalka soo maray. Marxuumka Allaha u naxariistee Muxiyadiin ...

Read More »

Dhageyso:Warka Duhur ee Radio Danan Muqdisho 15-2-2016

Dhageystayaasha Radio Danan Waxaan usoo gudbineynaa Warka Duhur ee Radio Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Duhur Isniin ah Warka Waxaa soo jeedin doona Wariyasheena Kala ah Liibaan Maxamed Guuleed Mulki Xaaji Axmed iyo Feysal Maxamed Maxamud Hoos ka Dhageyso Riix Halkan

Read More »

Yaa ‘Free-kick’ dhalis badan Ronaldo iyo Messi horyaalka La Liga?

Lionel Messi ayaa gool free-kick ah ku daah furay kulankii ay xalay 6-da gool uga adkaadeen naadiga Celta Vigo wuxuuna ahaa laadkiisa xorta ee labaad uu dhaliyo xilli ciyaareedkan horyaalka La Liga. Waxaad kaloo tirada ku darsataa in isla xilli ...

Read More »

Dhageyso:-Rikooradii Laga Diiwaan Galiyey Kulamadii Adkaa Ee Shaley Iyo Kuwii Xaley Dhacay

Aqristaasha Sharaf Leh Waxaan Halkaan Idin Kugu Soo Gudbineynaa Rikooro Ku Saabsan Kulamadii adkaa Ee Horyaalka Ingiriiska Seria Dalka Talyaaniga Iyo Waliba Laliga Dalka Spain Waxaa Dhageysan Doontaan Falaqeyn Ku Saabsan Qaladaadkii Ka Dhex Dhacay Ciyaaraha Iyo Waliba Mucjisada UU ...

Read More »