Home / Author Archives: DBN (page 1410)

Author Archives: DBN

Dhagayso:Warka Duhur ee Radio Danan Muqdisho 6-2-2016

Dhagaystayaasha Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Warka Duhur ee Radio Danan Muqdisho Somaaliya. Waa Duhur Sabti ah Warka waxaa soo jeedin doono Wariyaasheena kala ah Liibaan Maxamed Guuleed Sucdi Xaaji Maxamed iyo Faarax Ibraahim Yacquub(Dayax) Hoos Ka Dhagayso Riix ...

Read More »

Dhagayso:Saraakiil soo gaartay M/Muqdisho sheegayna arimo jiray

Baarayaal ayaa waxa ay sheegeen in ay aaminsan yihiin in walxaha qarxa oo saarnaa diyaaradii soomaaliya uu sababay qarax ka dhacay diyaarada gudaheeda kaasi oo ku xirnaa Laptop sida ay sheegeen ilo ku dhow dhow baaritaanka. Koox yar oo kasocta ...

Read More »

Waa Tee Kooxda Ugu Qaladka Badan Horyaalka Ingiriiska

Kooxda ugu guulah badan England ee Manchester United ayaa noqotey kooxda ugu fool xumo ee ka ciyaarta sanadkan England marka loo fiirisho qaladadkan eey smaeysay . United ayaa samneysay 302 qalad oo fowal ah tasoo ka dhigeysa kooxda ugu daan ...

Read More »

Dhagayso:Dhibaato ka jirta deegaano ka tirsan Shabelaha dhexe

Deegaanka Far-barako waxa uu ka mid yahay deegaanada hoos yimaada degmada BAlcad ee gobolka Shabelaha dhexe waxaa xiligaan ka taagan dhibaatoyuin dhinaca Caafimaadka ah. Gudoomiyaha deegaanka Far-barko oo Wareysi siiyay Radio Danan Muqdisho ayaa sheegay in in ilaa Lix CArur ...

Read More »

Dagaal yahano Dowladda ka soo horjeedo oo la dilay

Wararka ka imaanaya Dalka Suuriya ayaa sheegaya in ku dhawaad 30 ka tirsan mucaaradka iyo Ciidamada Dowlada ay ku dhinten Dagaal ku dhex maray Magaalada Xalab ee waqooyiga Suuriya. Ciidamada Dowlada Suuriya ayaa Qabsaday Magaalada xalab iyago gacan ka helaya ...

Read More »

Maxaa Ugu Baahantahay Kulanka Galabta Ee Man City iyo Leicester City

Asbuucaan ayaa la Cayaarayaa horyaalka Premier league- iyadoo ay iska hor imaanayaan kooxda hogaamineysa horyaalka ee macalin Claudio Renieri , kuwaas oo booqan doona Manchester city ciyaaraha sabtida manta ah ee dalkaasi. naadiga Fox ayaa raadineysa inay sii dhaqaaqdo si ...

Read More »

Deg Deg:Al-Shabaab oo baneeyay degmo ay heesteen iyo dagaal hada socda

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaarya maaglada Marka ee xarunta gobolka Shabelaha Hoose ayaa waxay sheegayan in halkasi goordhow inta abdan ay isaga baxeen ciidankii Al-Shabaab ee shalay la wareegay. Sidoo kale wararka ayaa waxay sheegayaan in degmada Marka ...

Read More »

Dhagayso:Al-Shabaab oo la gala wareegay deegaano Cusub

Ciidanka dowladda Somaaliya iyo kuwa Amisom ayaa weerar ku qaaday dhowr goobood oo ay ciidanka Al-shabaab ku lahaayeen degano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose waxana wararu sheegayan in ciidanka ay la wareegeen deegano fara badan oo ay Al-Shabaab ku sugnaayeen. ...

Read More »

Baarlamaanka Somaaliya oo maanta kulan ku leh magalada Muqdisho

Mudanayaasha Baarlamaanka Somaaliya ayaa maanta waxay kulan ku leeyihiin xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho Casimada dalka Somaaliya. Xildhibanada Baarlamaanka Somaaliya ayaa waaa horyaalo labo ajande oo kala ah Akhrinta saddexaad ee Hindise sharciyeed ku saabsan xuquuqda leylitirka iyo deeqaha ...

Read More »