Home / Author Archives: DBN (page 1400)

Author Archives: DBN

Dhagayso:Sheekada Jiid Dagaal Iyo Jacayl Qurbo(Qeybta 20.aad)

Dhagaystayaasha ku xiran Warbaahinta Danan ee Magaalada Muqdisho oo kaga bartay Barnaamijyada Xiisaha leh iyo Sheekooyinka waxaan usoo gudbineynaa Sheekada la Magac baxday (JIID DAGAAL IYO JACAYL QURBO) Sheekadaas ayaa waxaa hal abuuray Qoraa Maxamed Barre Xaaji Cumar(Fiyoore) Waxaana idiin ...

Read More »

Madaxweynaha Somaaliya oo qaaday talaabo Muhiim ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in sharcigan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dalka, kaasi oo ay meel mariyeen Goloyaasha Wasiirada iyo ...

Read More »

Dhagayso:Warka Duhur ee Radio Danan Muqdisho 23-2-2016

Dhagaystayaasha Radio Danan waxaan u soo gudbineynaa Warka Duhur ee Radio Danan Muqdisho Somaaliya. Waa Duhur Talaado ah Warka waxaa soo jeedin doono Wariyaasheena kala ah Liibaan MAxamed Guuleed Sucdi Xaaji Maxamed iyo Faarax Ibraahim Yacquub. Hoos Ka Dhagayso Warka ...

Read More »

Hogaamiyaha Puntland oo ka weecday halkii laga sugaayay

Iyadoo Wadanka Turkiga Maanta uu ka furmayo Shir Muhiim ah oo looga hadlayo Xaalada Siyaasadeed Ee Soomaaliya islamarkaana ay ka qeyb galayaan Madaxda Soomaalida ayaa waxaa la shaaciyay in Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas uusan qeyb ka aheyn ...

Read More »

Dhagayso;Gaadiid ku xayiran Degmada Balcad ee G/Shabelaha Dhexe

Wararkii ugu dambeeyay ee nagasoo gaaraya qeybio ka mid ah gobolka Shabelaha dehxe gaar ahaan degmada Balcad ay sheegayaan in halkasi ay ku xayiran yihiin Gaadiid farabadan oo isugu jira kuwa Xamuulka qaada iyo kuwa Caadiga ah. Qaar amid ah ...

Read More »

Ciyaaryahanada Ka Dhaawacan Kooxda Man United Oo Shax Macquul Laga Sameeyey(Sawiro)

Manchester United waxa ay ololahan hoos uga dhacday filashaddii laga lahaa bilowgiisa waxaana loo aneeneyn karaa sida uu qabo tababaraha reer Holland dhaawacyo soo gaaray xiddigaha ugu muhiimsan kooxda oo a ugu dambeeyeen Weyne Rooney oo mudo maqnaan doona iyo ...

Read More »

Lionel Messi Imisa Gool ayuu Ka Dhaliyey Kooxdiisa Inta Jeer Ee Uu Ka Hortagay

Lionel Messi ayaa rikoor gooldhalin fiican ka heysta Arsenal marka loo eego kooxaha kale ee Britain. Weeraryahanka Barcelona ayaa lix gool ka dhaliyay Gunners afar kulan oo uu ka horyimid, sida lagu sheegay istaatistiko lagu daabacay worldfootball.net. Waxa ay taasi ...

Read More »

Waa Kuwee 6-da Goolhaye EE Ugu Wanaagsanaa Taariiqda(Sawiro)

Webseydka RadioDanan.net ayaa Maanta Kuu Soo Xulay 6-da Goolhaye Ee ugu Wanaagsan Ee Soo Mara Taariiqda Kubada Cagta Hadaba Waxay Kala Yihin 1. Peter Schmeichel– Manchester United Hadaba Imisa Koob ayuu La Qaaday Kooxda Manchester United Premier League (5): 1992–93, ...

Read More »

Wax Badan Ka Ogow Ka Hor Kulanka Caawa Kooxaha Arsenal iyo Barcelona Yaa Guulal Badan

SAFAFKA LA FILAN KARO Arsenal: Cech; Monreal, Mertesacker, Koscielny, Bellerin; Coquelin, Ramsey; Oxlade-Chamberlain, Ozil, Sanchez; Giroud. Barcelona: Ter Stegen; Alba, Pique, Mascherano, Alves; Busquets, Sergi Roberto, Rakitic; Messi, Suarez, Neymar. Gegida: Emirates Saacadda Geeska Africa: 10:45pm Dhex dhexaadiyaha: C. Çakιr ...

Read More »

Maxaa Caawa Kala Heysta Kooxaha Juventus iyo Bayern Munich(Warbixin)

Caawa (Salaasa) waxaa gegida Juventus isku fara saari doona lugta hore ee Champions League kooxda fiinaalaha taktay ololihii tagay iyo Bayern Munich – is arag la dhihi karo waa kii 16-ka xilli ciyaareedkan ugu adkaa. Dhinacyadda is wajihi doona waa ...

Read More »